Home / 2025 (page 10)

Yearly Archives: 2025

Arda Guler oo ka hadlay Lamine Yamal ka hor is aragooda habeen dambe

Himilo – Iyadoo kulanka soo aadan ay xulka qaranka Spain la dheeli doonaan Turkiye, ayaa waxaa wax laga waydiiyay Arda Guler xidiga ay horyaalka ku xafiiltamaan ee   Lamine Yamal. Ciyaarta soo socota ayaa la arki doona La Roja oo la ...

Read More »

Australia: Abaal-marin $650,000 ah oo la dul dhigay nin loo haysto dilka labo sarkaal

Himilo – Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa 1 milyan oo doollar Australian ah – oo u dhiganta qiyaastii $650,000 – qofkii keena xog horseedda qabashada Dezi Freeman, oo lagu eedeeyay dilka laba askari iyo dhaawicidda mid kale. Freeman ...

Read More »

Bar Haweenkeenna

Read More »

Afghanistan: Dhulgariirkii Bariga Oo Dilay In Ka Badan 1,800 Qof

Himilo – Howlgallada gurmadka iyo raadiyaha dadka ka badbaaday dhulgariir xooggan oo Axadii ka dhacay bariga Afghanistan ayaa weli socda, iyadoo tirada dhimashadu ay gaartay in ka badan 1,800 qof, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Afhayeenka ciidamada ammaanka ee gobolka Kunar, ...

Read More »

Lia Walti oo ka tagtay kooxda Arsenal kuna biiray Juventus

Kabtanka xulka Switzerland Lia Walti ayaa ka tagtay Arsenal kadib 7 sano oo ay joogtay kooxda, waxa ay heshiis labo sano ah u saxiixday kooxda reer Talyaani ee Juventus. 32-jirtan ayaa hal sano uga haray qandaraaskeeda waqooyiga London waxayna sheegtay ...

Read More »

Bar Aqoon-kaal

Read More »

Qaramada Midoobay: In ka badan 100 kun oo kiis oo daacuun ah ayaa laga diiwaan geliyay Suudaan

Himilo – In ka badan 100 kun oo kiis oo cudurka daacuunka ah ayaa sanad gudihii laga diiwaan-geliyay dalka suudaan ee ay colaaduhu la dageen, sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bani’aadanimada. Bayaanka ay ...

Read More »

Ten Hag oo laga ceyriyay Leverkusen ka dib labo kulan oo horyaalka ah

Himilo – Tababarihii hore ee Manchester United Erik ten Hag ayaa laga ceyriyay Bayer Leverkusen ka dib labo kulan oo horyaalka ah oo uu maamulay. Ten Hag, oo 55 jir ah, ayaa kaliya waxaa loo magacaabay kooxda Jarmalka xagaagii ka ...

Read More »

Barcelona oo kalsooni ku qabta in xiddigeeda uu sii joogi doono inkastoo Chelsea ay raadinayso

Himilo – Maamulaha Barcelona Hansi Flick ayaa hoosta ka xarriiqay inuu aaminsan yahay in Fermín López uu sii joogi doono kooxda inkastoo suuqa kala iibsiga ay kasoo daahday Chelsea. Isagoo ka hadlayay ka hor kulanka La Liga ee ay kooxdiisu ...

Read More »

UNRWA oo ka digtay ‘jiil luma’ maaddaama 660,000 carruur ah oo reer Gaza ay weli dugsiyada ka maqan yihiin

Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRWA) ayaa ka digtay halista mustaqbalka waxbarasho ee carruurta Gaza, iyadoo sheegtay in in ka badan 660,000 carruur ah loo diiday fursad waxbarasho . “Dagaalka Gaza waa dagaal ka dhanka ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan