Himilo – Newcastle ayaa dhameystirtay heshiis rikoor ah oo dhan 69 milyan ginni – 6 milyan ginni ayay ka badantahay lacagtii ay ku soo iibsadeen weeraryahanka Alexander Isak seddex sano ka hor – si ay ula soo saxiixdaan weeraryahan Nick ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Boqolaal kun oo shaqaale Indonesiyaan ah oo ka cabanaya mushahar hoose iyo gunooyin sharci-dejiyeyaasha la siiyo
Himilo – Kumannaan shaqaale Indonesiyaan ah ayaa dibadbaxyo waaweyn ka dhigay hortooda Golaha Wakiillada ee magaalada Jakarta, iyagoo ka mudaaharaaday mushaharooyin hoose, nidaamka shaqooyinka qandaraaska (outsourcing), iyo gunooyinka sii kordhaya ee sharci-dejiyeyaasha dalka. Dibadbaxyadan waxaa soo abaabulay Ururka Shaqaalaha Indonesiya ...
Read More »Xisbiga Talada Uganda oo Mar Kale Musharax Madaxweyne u Doortay Yoweri Museveni
Himilo – Xisbiga talada haya ee Uganda, National Resistance Movement (NRM), ayaa si rasmi ah u ansixiyay Madaxweyne Yoweri Museveni inuu noqdo musharaxooda rasmiga ah doorashada madaxtinimada ee dhici doonta Janaayo 2026, taas oo noqon doonta muddo-xileedkiisii toddobaad. Museveni oo ...
Read More »Ethiopia: Malaayiin carruur ah oo la qorsheynayo in dib loogu celiyo iskuulada
Himilo – Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa bilaabay olole ballaaran oo diiwaangelin ah, si dib loogu celiyo malaayiin carruur ah oo ka maqan iskuulada. Wasaaradda Waxbarashada gobolka ayaa sheegtay inay qorsheynayso inay sannad-dhigsiyeedkan ay qorayso 7.4 milyan oo arday. ...
Read More »De Bruyne oo sheegay inay ku lug lahaayeen caruurtiisa go’aanka uu ugu biiroay kooxda Napoli
Himilo – Kevin de Bruyne ayaa shaaca ka qaaday inay kaalin ku lug lahaayeen carruurtiisa go’aanka uu uga mid noqday kooxda Napoli ka dib dhamaadkii qandaraaskiisa kooxda Manchester City: ‘Waa marxalad muhiim u ah koritaankooda.’ ayuu yiri. Xiddiga kooxda Napoli ...
Read More »Botswana oo xaalad caafimaad degdeg ah ku dhawaaqday sababo la xiriira daawo yaraan
Himilo – Dalka Botswana ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo degdeg ah kadib markii uu dalkaasi wajahay hoos u dhac weyn oo dhanka dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ah, taas oo dhibaato ku keentay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee lagu daweeyo ...
Read More »Magaalada Gaza oo la xajiijiyay inay ka jirto macaluul rasmi ah oo ku faafaysa deegaannada kale ee marinka
Himilo – Hay’adda Caalamiga ah ee Qiimeynta Amniga Cunnada (IPC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in magaalada Gaza City ay ka jirto macaluul dhab ah, taas oo ah markii ugu horreysay oo gobolka Bariga Dhexe si rasmi ah looga xaqiijiyo xaalad ...
Read More »Leeds oo Noah Okafor kaga soo iibsatay AC Milan $24.5M
Himilo – Leeds United ayaa dhameystirtay saxiixa Noah Okafor oo ay kala soo wareegeen AC Milan maanta lacag dhan 21 milyan euros una dhiganta $ 24.5 milyan. Kooxda Premier League ee dhawaan soo dalacday ayaa ku dhawaaqday in Okafor uu ...
Read More »Amnesty International oo ku eedaysay dhinacyada dagaalka ee Bariga Congo xadgudubyo culus
Himilo – Amnesty International ayaa Arbacadii ku eedaysay dhinacyada dagaalka ee ka socda bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) inay geysteen tacaddiyo aad u xun oo ay ku jiraan kufsi wadareed, dilal degdeg ah iyo afduubyo. Warbixin cusub oo ay soo ...
Read More »Sudan: 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 dhimasho todobaad gudihiis
Himilo – Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa sheegtay in todobaadkii lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diiwaangeliyay 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 qof oo u dhintay cudurka. War-saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in guud ahaan kiisaska cudurka ...
Read More »
Radio Himilo
