Himilo – Newcastle ayaa wadahadalo kula jirta weeraryahanka Wolves Jorgen Strand Larsen iyagoo isku dayaya inay la soo wareegaan bedelka Alexander Isak. Weeraryahanka Swedishka ah ayaa weli ka maqan kooxda Magpies ka dib markii uu codsaday inuu ka tago kooxda. ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Eberechi Eze oo ku wajahan Tottenham Hotspur
Himilo – Gudoomiyaha kooxda Tottenham Hotspur Daniel Levy ayaa lagu soo waramayaa inuu la xiriiray madaxa Crystal Palace Steve Parish. Eberechi Eze ayaa dhawaan noqon kara ciyaaryahan Tottenham Hotspur, sida uu qabo Fabrizio Romano. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Crystal Palace ...
Read More »Bar Haweenkeenna
UNHCR: 11 Milyan oo Qaxooti ah Khatar ugu Jira Inay Waayaan Gargaar Sababo La Xidhiidha Dhaqaale La’aan
Himilo – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in in ka badan 11 milyan oo qof ay halis ugu jiraan inay lumiyaan gargaarkii degdegga ahaa ee ay ku tiirsanaayeen sanadkan, kadib markii si weyn loo jaray taageerada ...
Read More »HRW: Duqeymihii Israa’iil ee xabsiga Evin ee Tehran waa dambi dagaal
Himilo – Hay’adda Human Rights Watch (HRW) ayaa Khamiistii ku eedeysay Israa’iil inay gashay dambiyo dagaal, kadib markii ay 23-kii Juun 2025 duqeysay xabsiga Evin ee magaalada Tehran, duqeyn ay ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo aan loo meel dayin. ...
Read More »Manchester City oo ka fekereysa in ay ka af-duubato Chelsea Xavi Simons
Himilo – Xiddiga reer Holland ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray Blues ka hor inta uusan u dhaqaaqin Stamford Bridge, laakiin kooxuhu wali wax heshiis ah ma gaarin. Taasi waxay albaabka u furi kartaa inay City soo gasho oo ay ...
Read More »Gaza: Miisaankiisa oo ahaa 12 kg uu noqday saddex kilo ka hor dhimashadiisa
Wiil falastiini ah oo shan jir ah ayaa nafaqo darro ka dhalatay gaajo ugu dhintay marinka go’doonsan tan iyo Maarso ee Gaza, sida laga soo xigtay ilo caafimaad. Macluumaad laga heshay Isbitaalka Naasir ayaa sheegaya in wiilka gaajada darteed miisaankiisa ...
Read More »Chelsea oo miiska u saartay Liverpool lacag dhan 50 milyan oo euro
Himilo – Sida laga soo xigtay Defensa Central, Chelsea ayaa kor u qaaday dhaqdhaqaaqeeda suuqa kala iibsiga iyagoo 50 milyan oo euro usoo bandhigay daafaca dhexe ee Liverpool Ibrahima Konaté. Tallaabadan ayaa timid iyadoo laga jawaabayo dhaawaca halista ah ee ...
Read More »Maxay tahay sababta loo barakicinayo Falastiiniyiinta Daanta Galbeed?
Soddon qoyska oo falastiininiin ah ayaa laga qaatay guryahooda oo ku yaalla waqoooyiga Galbeed ee Rammallaah, daanta Galbeed ee ay Israa’iil haysato. Sida laga soo xigtay mid ka mid ah ururrada xuquuqul aadanaha ee maxalliga ah qoysaskan ayaa dhibaato joogto ...
Read More »Xidig ka tirsan Real Madrid oo diiday inuu u dhaqaaqo Saudi Arabia
Himilo Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Dani Ceballos ayaa si cad u sheegay inuu doonayo inuu ku laabto Real Betis, isagoo diiday fursad uu ugu dhaqaaqo Saudi Arabia xagaagan, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Fichajes. 29-sano jirkaan ayaa ...
Read More »
Radio Himilo
