Home / 2025 (page 2)

Yearly Archives: 2025

WFP: 1.85 milyan oo carruur Soomaaliyeed ah ayaa halis ugu jira nafaqo-darro

Himilo – Ku dhawaad ​​rubuc ka mid ah dadka Soomaaliya ayaa wajahaya gaajo daran, iyadoo 1.85 milyan oo carruur ah oo ka yar shan sano ay halis ugu jiraan nafaqo-xumo ba’an, sida uu ka digay Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP). Hay’adda ...

Read More »

Bar Kas-wadaag

Read More »

Gabdho laga afduubtay iskuul ku yaalla Nigeria

Himilo – Rag hubaysan ayaa weerar ay ku qaadeen iskuul sare oo ku yaalla waqooyiga galbeed ee Nigeria ku afduubtay 25 gabdhood oo iskuulay ah, sida laga soo xigtay dawladda. Afhayeen ku hadlay booliska ayaa sheegay in isbuulka uu ahaa ...

Read More »

Warbixin: ku dhawaad boqol Falastiiniyiin ah oo dayac ugu dhintay xabsiyada Israa’iil

Himilo – Ugu yaraan 98 Falastiiniyiin ah ku dhintay xabsiyada Israa’iil tan iyo markii uu billowday dagaalka Gaza bishii Octoobar ee sanadkii 2023, sida laga soo xigtay ururrada xuquuqul aadanaha ee Israa’iil. Sida ku cad warbixin la daabacay xogtan waxaa ...

Read More »

16 November – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada

Himilo – Maalinta Caalamiga ee isu dulqaadashada waxay ku dhalatay soo-jeedin ay sameysay hey’adda UNESCO sanadkii 1995-kii si loo karaariyo wacyiga dadweynaha ee la xiriira halista ku jirta dulqaad la’aanta. Waxaa loo dabaal-degaa 16 November sannad kasta si loo baraarujiyo ...

Read More »

Indonesia oo diyaarisay 20,000 askari oo loo qorsheeyay howlgalka Qaza: Wasiirka Difaaca

Himilo – Indonesia ayaa sheegtay inay diyaarisay 20,000 askari oo loo qorsheeyay in loo diro marinka Qaza, si ay uga qayb qaataan howlgal nabad-ilaalin ah, sida uu sheegay Wasiirka Difaaca Indonesia Sjafrie Sjamsoeddin Jimcihii, sida ay qortay warbaahinta dowladda ee ...

Read More »

14 November – Maalinta caalamiga ee cudurka macaanka

Himilo – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-deggaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii ...

Read More »

Madaxweynaha Malawi oo ku dhawaaqay musiibo ka dhalatay abaar

Himilo – Madaxweynaha Malawi, Arthur Peter Mutharika, ayaa in musiibada abaarta ay gaartay 28-ka degmo iyo afarta magaalo ee dalka, halka markii hore ay ku koomnayd 11 degmo, kaddib abaar daba-dheeraatay oo sababatay cunno yari aad u daran, sida lagu ...

Read More »

Bar Aqoon-kaal

Read More »

Lubnaan oo dammaanad lacageed oo gaaraysa $900,000 ku sii daysay wiil uu dhalay Muammar Gaddafi

Himilo -Dowladda Lubnaan ayaa dammaanad ku sii daysay Hannibal Gaddafi, wiilka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya, Muammar Gaddafi, kadib ku dhowaad toban sano oo uu xabsi ku jiray, sida uu xaqiijiyay qareenkiisa. “Waan baxnay, waa xor,” ayuu yiri qareen ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan