Himilo – Kooxda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ka dib markii Gordon iyo Pope oo Newcastle United ka tirsan laga saaray xerada tababarka sababo la xiriira dhaawac, Chalobah oo Chelsea ka tirsan iyo Trafford oo Manchester City ka tirsan ayaa loogu ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Aston Villa oo ku dhawaaqday heshiis cusub oo ay la gashay Morgan Rogers
Himilo – Aston Villa ayaa ku dhawaaqday in Morgan Rogers uu saxiixay heshiis cusub oo muddo dheer ah oo uu la galay kooxda. Xiddiga khadka dhexe ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo socon doona ilaa 2031, taasoo soo afjartay ...
Read More »Imisa sano ayay qaadanaysaa in Marinka Gaza laga saaro qaraxyada?
Himilo – Marin Gaza dhibaatada mudada ka sii jiri doonta waxaa ka mid ah haraadiga walxaha qarxa, kaas oo ka haray dagaalladii ba’naa ee ka socday tan iyo bishii Oktoobar sanadkii 2023. Sida laga soo xigtay dawladda Falastiin waxaa marinka ...
Read More »Bar Haweenkeenna
10 November- Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta
Himilo – Maalinta seyniska ee nabadda iyo horumarinta waxaa dunida looga dabaal deggaa sannad kasta 10 November iyada oo ay hay’adda UNESCO asteysay maalintan sanaddii 2001. Ahmiyadda waxay tahay doorka cilmiga ku yeelan karo bulshada iyo sida loogu baahan yahay ...
Read More »Bar Kas-wadaag
Israa’iil oo sheegay in magaalada New York loo dhiibay nin taageera Xamaas
Himilo – Diblomaasiyiin iyo wasiirro ka tirsan Israa’iil ayaa si adag u cambaareeyay doorashada Zohran Mamdani oo noqday duqa cusub ee magaalada New York, iyagoo ku eedeeyay inuu taageero u yahay Xamaas. Waxay Yahuudda ku nool magaaladaas ku booriyeen inay ...
Read More »Bar Aqoon-kaal
Gary Neville oo magacaabay kooxda kaliya ee ka hor istaagi karta Arsenal inay ku guuleysato horyaalka Premier League
Himilo – Gary Neville wuxuu ku xisaabtamayaa in Liverpool ay tahay kooxda kaliya ee ka hor istaagi karta Arsenal inay ku guuleysato horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Kooxda Arne Slot ayaa ugu dambeyntii soo afjartay guuldarradooda shan kulan oo xiriir ...
Read More »02 November – Maalinta Caalamiga ee Ka hor-tagga Xadgudubka ka dhanka ah Wariyayaasha
Himilo – Keliya sanadkii la dhaafay, waxaa la dilay 124 wariye oo saddex meelood labo meel ah Falastiiniyiin, halka sanadkan la dilay 79 sid ay sheegtay CPJ. Waxaa nolosha la seejiyay iyaga oo soo tebinta warar iyo warbixinno bulshadoodu u ...
Read More »
Radio Himilo
