Himilo – Sannad kasta, 24 bisha October ayaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, waxaana ujeedka uu yahay in lagu kasbado taageerada dadka caalamka iyadoo la barayo wax-qabadka iyo hiigsiga hay’adda. Haddaba waxaan halkan ku soo bandhigaynaa macluumaad ...
Read More »Yearly Archives: 2025
Bar Aqoon-kaal
Amazon oo qorsheyneysa inay shaqaalaheeda ku baddesho robotyo – warbixin cusub
Himilo – Shirkadda Amazon ayaa qorsheyneysa in ay badiso robotyada u shaqeeya, taas oo keeni karta in la yareeyo baahida loo qabo in la shaqaaleysiiyo in ka badan nus milyan oo shaqaale ah sanadaha soo socda, sida lagu sheegay warbixin ...
Read More »Endrick oo amaah uga baxaya Real Madrid bisha Janaayo
Himilo – Sida laga soo xigtay khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano, weeraryahanka Real Madrid Endrick ayaa la filayaa inuu amaah kaga tago kooxda bisha Janaayo, iyadoo ay durbaba socdaan wadahadalo. Waxaa la og yahay in weeraryahanka da’da yar ...
Read More »Graham Potter oo xul qaran loo magacaabay 23 maalmood ka dib markii West Ham ay ceyrisay
Himilo – Graham Potter ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Sweden – 23 maalmood uun ka dib markii laga ceyriyay shaqada kooxda West Ham. Xidhiidhka kubbada cagta Sweden ayaa diiwaan galiyay adeega tababarihii hore ee West Ham iyo ...
Read More »Dhaqaalaha Shiinaha oo Kordhay 4.8% markii 3aad sanadkan
Himilo – Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kor u kacay 4.8% marka la barbar dhigo sannadkii hore, sida lagu sheegay xog ay soo saartay Hay’adda Qaran ee Tirakoobka (NBS). Inkasta oo kobaca saddexda bilood ee saddexaad uu yara hoos u dhacay marka loo ...
Read More »Bar Kas-wadaag
17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...
Read More »16 October – Maalinta caalamiga ee cuntada
Himilo – Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto ...
Read More »Waa maxay doorka ay yeelan doonaan xildhibaanada Soomaaliya, ku matalaya Bulshada Bariga Africa ee la doortay.
Himilo – Soomaaliya ayaa markii ugu horreysa wakiilo ku yeelanaysa baarlamaanka Bulshada Bariga Africa. Guddi ka socda labada aqal ee ee sharci dejinta dawladda Federaalka ayaa doortay sagaal xubno oo u qalma. Shuruudaha laga rabo waxaa ka mid ah inay ...
Read More »
Radio Himilo
