Home / 2025 (page 8)

Yearly Archives: 2025

Bar Haweenkeenna

Read More »

Shiinaha oo xiraya iskuullo iyo ganacsiyo sabab la xiriirta duufaanta Ragasa oo ku soo wajahan

Dawladda Shiinaha ayaa ku amartay ugu yaraan 10 magaalo inay xiraan iskuullada iyo goobaha ganacsiga, iyadoo Duufaanta Ragasa oo ku soo wajahan koonfurta dalkaasi. Waxaa la saadaalinayaa inay saamayn ku yeelan doonta tobanaan milyan oo qof, ayaa sidoo kale hakad ...

Read More »

Politano oo heshiis cusub u saxiixay Napoli

Himilo – Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo 2028 ah oo uu kula sii joogayo Azzurri. Mario Giuffredi, oo ah wakiilka Politano, ayaa la hadlay Radio Kiss Kiss Napoli 6-dii Sebtembar wax ku ...

Read More »

ICC oo dacwad ku soo oogtay madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo Duterte

Himilo – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa madaxweynihii hore ee Philippines Rodrigo ku soo oogtay saddex dacwadood oo ah dembiyo ka dhanka ah aadanaha, iyadoo lagu eedeeyay inuu ka qayb qaatay dilal badan intii uu hoggaanka hayay ee ...

Read More »

Juventus oo xiiseyneysa khadka dhexe ee Al-Hilal Milinkovic-Savic

Himilo – Juventus ayaa xiiseyneysa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Al-Hilal Sergej Milinkovic-Savic. Laacibkii hore ee Lazio ayaa haatan ku jira xilli ciyaareedkiisii seddexaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya – iyadoo qandaraaskiisu uu haatan dhacayo. Milinkovic-Savic wuxuu noqon doonaa wakiil xor ah ...

Read More »

Israa’iil oo sii wadda duqaynta Gaza xilli la isku diyaarinayo shir lagu aqoonsano dawladda Falastiin

Weerarada cirka ee Israa’iil ayaa ugu yaraan 34 qof ku dilay marinka Gaza, sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka maanta, iyadoo duqeymaha ay kusii socdaan magaalada gaajada iyo cudurradu la daashadeen ee Gaza. Isbitaalka Shifa, halkaas oo inta badan meydadka la ...

Read More »

Jerome Boateng oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha

Himilo – Daaficii hore ee Jarmalka Jerome Boateng, oo ku guuleystay Koobka Adduunka 2014, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Jimcihii. 37 jirkaan daafaca dhexe ka ciyaara ayaa muuqaal daqiiqad ah soo galiyay bartiisa bulshada Jimcihii, ...

Read More »

Bar Kas-wadaag

Read More »

Manuel Neuer oo noqday xidigii 4aad ee taariikhda ku guuleysta 100 kulan oo Champions League ah

Himilo – Bayern Munich ayaa 3-1 kaga badisay Chelsea tartanka Champions League, waxayna ahayd ciyaar taariikhi ah, sababtoo ah tani waxay ahayd markii ugu horeysay ee koox ay guul darro u geysato naadi ah world champions. Waxa ay sidoo kale ...

Read More »

Garabka Barcelona Yamal oo laga saaray ciyaarta Newcastle

Himilo – Xiddiga garabka ka ciyaara ee Lamine Yamal ayaan ka mid ahayn kooxda Barcelona kulanka Champions League ee ay Khamiista la ciyaari doonaan Newcastle United. 18-sano jirkaan ayaa seegay kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay Valencia axadii isagoo dhibaato ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan