Himilo – Cristian Romero ayaa beeniyay soo jeedinta ah in uu doonayay inuu ka tago Tottenham ka hor inta uusan u saxiixin qandaraas cusub oo waqti dheer ah loona magacaabin kabtanka kooxda bishii hore. Romero wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyey kooxda ...
Read More »Yearly Archives: 2025
WHO: Geerida cudurka daacuunka oo kor u kacday 50% sanadkii 2024
Himilo – Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in dhimashada ka dhalatay cudurka daacuunka ay caalamka oo dhan kor u kacday 50% sanadkii 2024, marka loo eego sanadkii ka horreeyay. Xogta WHO ayaa sidoo kale muujisay in kiisaska la soo ...
Read More »Xiddigii hore ee Man Utd Martial oo ku biiray Monterrey
Himilo – Weeraryahankii hore ee Manchester United Anthony Martial ayaa dhameystiray ku biirista kooxda reer Mexico ee Monterrey oo uu kaga biiray AEK Athens. Martial, oo 29 jir ah, oo United u saftay 317 kulan, islamarkaana dhaliyay 90 gool sagaal ...
Read More »Daaficii hore ee Barcelona Umtiti oo ku howlan inuu ka fariisto ciyaaraha
Himilo – Labo bilood oo ay ka harsan tahay dhalashadiisa 32-aad, xiddigii hore ee Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inuu isku diyaarinayo inuu siibo kabaha kubada cagta oo uu ka fariisto ciyaaraha. Laacibka oo qeyb ka ahaa xulkii France ee ...
Read More »Bar Aqoon-kaal
Thiago Alcantara oo ku biiray shaqaalaha tababarka ee Barcelona
Xidigii hore ee khadka dhexe ee Barcelona Thiago Alcantara ayaa ku laabtay kooxda Barca waxana uu ku biiray shaqaalaha tababarka ee Flick isaga oo ah caawiye tababare. Thiago wuxuu galay maalintiisii ugu horeysay ee rasmiga ah ee shaqada isagoo xubin ...
Read More »Omar Marmoush oo seegi doona kulanka Manchester derby
Himilo – Weeraryahanka Manchester City Omar Marmoush ayaa laga seegaya kulanka Manchester derby ee Axada ka dib markii uu dhaawac jilibka ah ka soo gaaray intii uu ku guda jiray waajibaadka xulkiisa Masar. 26 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa dhaawac ...
Read More »Israa’iil shacabka magaalada Gaza ku amartay inay ka baxaan
Ciidamada Israa’iil ayaa maanta soo saaray amar cusub oo dhammaan dadka ku nool magaalada Gaza City loogu sheegayo inay ka baxaan. Waxay ku hanjabeen in la fulin doono weerar ballaaran oo qeyb ka ah qorshaha duullaanka Israa’iil ee qabsashada magaalada. ...
Read More »Nepal oo wajahaysa mawjado deganaan la’aan ah
Dowladda Nepal ayaa ku dhawaaqday bandow aan waqti cayiman lahayn oo laga hirgeliyay caasimadda Kathmandu, saacado yar kadib markii la qaaday amarkii hore ee bandowga. Xafiiska Maamulka Degmada Kathmandu ayaa sheegay in bandow-ga uu dhaqan galay guud ahana magaalada, islamarkaana uu ...
Read More »Xidigaha PSG Dembele iyo Doue oo dhaawacoodu uu qaadan doono mud bil ah
Himilo – Kooxda heysata horyaalka Yurub ee Paris St-Germain ayaa waayi doonto Ousmane Dembele iyo Desire Doue ilaa bisha October ka dib markii ay labadooduba dhaawacyo soo gaareen intii lagu guda jiray isreebreebka Koobka Adduunka ee France ay ka badiyeen ...
Read More »
Radio Himilo
