Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...
Read More »Author Archives: Himilo Radio
Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.
Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-
Read More »Wax Ka Ogow Waxyaabaha Ugu Badan Ee Keena In Ardaydu Ay Ka Haraan Iskuulada Sare.
Sanadka Kasta xilliga sanad dugsiyeedka waxaa goobaha waxbarasho sida iskuulada iska diiwaan galiya arday fara badan. Hase ahaatee Dadkaasi qaarkood ma sii wataan Go’aankoodii oo kuma raagaan kuliyadihii ama fasaladii ay doorteen. Waalidiin badan ayaa waxa ay Dhaqaale ku bixiyaan ...
Read More »Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.
Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Layla Maxamed Cumar Oo suugaan Cusub Curisa Iyo Cabdullaahi Cartan Shuuriye oo ka mid ah ...
Read More »
Radio Himilo
