Home / Author Archives: radio himilo (page 5)

Author Archives: radio himilo

Manchester City oo u dhaqaaqeysa Eden Hazard

Muqdisho – Manchester City ayaa diyaar u ah inay 150 milyan oo ginni ku dalbato xiddiga Chelsea Eden Hazard, sida laga soo xigtay Sunday Mirror. Hazard oo haatan qandaraas kula jira Blues ayey City raadineysaa inay Real Madrid kula tartanto ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo indhaha ku haya in uu u dhaqaaqo Chelsea

Muqdisho – Weerar-yahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa eegaya suurta gal-nimda uu ugu dhaqaaqi karo kooxda heysata horyaalka Ingriiska ee Chelsea marka uu dib u furmo xagaaga, sida ay warineyso The Sun. Ronaldo ayaa indhaha ku haya in uu ...

Read More »

Maqal – Barnaamijka Sahanka Sports-ka

Read More »

Real oo £500 oo milyan ku qarash-gareyneysa xiddigo ku sugan horyaalka Ingiriiska

Muqdisho – Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay £500 oo milyan oo ginni ay xagaaga ku qarash gareyso ciyaartooy waaweyn oo ku sugan Premier League, sida laga soo xigtay Daily Mail. Kooxda Isbaanishka ah ayaa indhaha ku haysa labo bar-tilmaameed oo ...

Read More »

Kala sarreynta gool-dhalinta horyaalka Premier League

Muqdisho – Horyaalka Premier League ayaa hakad ku jira sababo la xariira ciyaarista tartanka labaad ee ugu xiisaha badan gudaha England ee FA-Cupka, saadad kusoo aragteen ciwaanka sare waxaan idiin soo bandhigeynaa kala sareynta Gool-dhalineed ee horyaalka Premier League. Waxaa ...

Read More »

Pierre-Emerick Aubameyang oo lagu soo daray safka Borussia Dortmund ee wajahaya Freiburg

Muqdisho – Pierre-Emerick Aubameyang ayaa loo magacaabay  safka ciyaartooyda Borussia Dortmund ee galabta la ciyaaraya Freiburg ciyaar ka dhici doonta guriga BVB. Laacibka heerka caalami ee dalka Gabon ayaan kasoo muuqan kulan ah horyaalka Bundesliga tan iyo 16-kii bishii December, ...

Read More »

Bisad dhaxal u heshay 30,000 Euros

Muqdisho – Bisadan oo lagu magacaabo Jerry ayaa dhaxal ahaan u heshay 30,000 Euros oo uu lahaa saaxiibkeed oo geeriyooday. Milkiilahaa Bisadaan ayaa tix-geliyey naflahan agtiisa qaaliga ka ahaa, waxa uuna qoray dardaaran ahaa haddii ay bisadani jirrato in aan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taladda Takhtarka

Read More »

Dhegeyso Barnaamijka Tusmada Toddobaadka

Read More »

Aabbe buur u falay caruurtiisa

Muqdisho – Aabbe ku nool gobolka bariga India ee Orissa, ayaa keligii waxa uu buur ka dhex jeexay waddo dhererkeedu yahay 8-km  una dhiganta 5 mile, hawshan waxaa ku xanbaaray dhib haysta caruur uu dhalay. Caruurtu waxa ay dhigtaan iskuul ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan