Home / Author Archives: Ahmed Haaddi (page 183)

Author Archives: Ahmed Haaddi

5 ciyaaryahan oo laga yaabo in ay ka dhaqaaqaan Arsenal bisha January

Himilo FM – Waqti dheer haatan, Arsenal ayaa aheyd nooca kooxda muujinaya ballanqaad weyn, laakiin marnaba ma aysan oofin. Waxay bixiyeen rajada ay ka qabaan in ay ku guuleystaan horyaal sannadihii tegay,waxaana hadda ay isku dayayaan in ay bartilmaameedsadaan afarta sare,xilli ...

Read More »

Sacuudiga oo qareenada u oggolaaday xerashada jaakadaha u gaarka ah

Himilo FM – Sacuudiga ayaa lagu soo waramayaa inuu qareenada waajib uga dhigay inay xertaan jaakada u gaarka ah xirfadleydaasi, taasi oo kahor imaaneysa sharci hore oo ka mamnuucay qareenada qaadashada jaakadaha lagu yaqaan. Qareenada dalkan carbeed looma oggoleyn inay ...

Read More »

Xog ku saabsan marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka

Himilo FM – Kanaalka Suweys waa marin-biyood laga sameeyay Masar kaasi oo xiriiriya badaha Mediterranean-ka iyo badda cas. Kanaalkani waxa uu Masar u leeyahay ahmiyad weyn, waana il-dhaqaale wanaagsan ka soo galo dalkaasi. Tirada marakiibta isticmaashay kanaalkani sannadkii 2013 ayaa ...

Read More »

3 arrimood oo uu Messi mar kale ku noqon karo laacibka adduunka

Himilo FM –  Inkastoo sannadka 2018 uu ahaa mid cajiib ah oo ay  ciyaatoy badan muujiyeen in ay leeyihiin hal abuur lagu qanci karo sida Luka Modric, Kylian Mbappe, Raphael Varane iyo Antoine Griezman, kuwaasi oo guulo la taaban karo ...

Read More »

Arsenal oo wajaheysa kooxda Qarabag

Himilo FM – Kooxda Gunners waxay garoonkeeda Emirates Stadium caawa ku soo dhaweyn doontaa kooxda Qarabag oo ay ku loolami doonaan lugta ugu dambaysa heerka group-yada horyaalka Europa league. Arsenal oo ah kooxda hoggaamineysa group E waxay wajihi doontaa kooxda ...

Read More »

Real Madrid oo dhameystiraysa saxiixa Exequiel

Himilo FM – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dhameystirayso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee River Plate Exequiel Palacios kaddib Koobka Club World Cup-ka. Madrid ayaa la fahamsan yahay inay raadineysay 20 jirkan muddo bilooyin ah, waxaana uu ka soo ...

Read More »

50 maalin ayuu u taagnaa dukaan jaceyl dartiis!

Himilo FM – Warbaahinta dalka Shiinaha ayaa soo warisay in nin dalkaasi u dhashay uu muddo 50 maalin ah ku sugayay dukaan buugaagta lagu iibiyo gabar riyadiisa ah. Ninkan oo lagu magacaabo Sun, waxa uu aaminsan yahay gabadha dukaanka uu ...

Read More »

Wax ka ogow wadamada ugu dadka dheer joog ahaan dunida

Himilo FM – Hiddo raaca iyo cunnada dheelitiran waxay ka mid yihiin waxyaabaha loo tiirinayo dhererka badan ee dadka ku dhaqan qaaradda Yurub, dadka ugu dheer dunida  joog ahaan waxay ku nool yihiin Netherland. Dhererka muwaadiniinta dalkan waxa uu gaaraa ...

Read More »

Afar arrimood oo uu Cristiano Ronaldo uga fiican yahay Lionel Messi

Himilo FM –  Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ahaa ciyaartoyda ugu fiican adduunka muddo dheer. Waxay muddo 10 sanno ah ku guuleysteen dhammaan abaalmarinta ugu sarreysa kubadda cagta iyo koobabka kubadda cagta ee heerka kooxaha, halka sidoo kale ay ...

Read More »

Gabar 7 jir ah oo Aabaheed dacweysay markii uu u dhisi waayay suuli

Himilo FM – Dalka Hindiya, gabar yar ayaa Aabaheed ka dacweysay booliiska markii uu ka soo bixi waayay ballan uu ka qaaday oo ahayd inuu u dhisayo musqul ama suuli. Xaniifa Saara ayaa u sheegtay booliiska in Aabaheed uu khiyaanay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan