Home / Author Archives: Mahad Mohamed (page 137)

Author Archives: Mahad Mohamed

Atletico Madrid oo xiriir la sameysay Arsenal

Himilo FM –Atletico Madrid ayaa xiiseyneysa inay lasoo saxiixato weeraryahanka Arsenal Alexandre Lacazette xagaagaan. Diego Simeone ayaa bilaabay raadinta  beddelka xiddiga Antoine Griezmann iyadoo xiddiga reer France uu ku dhaw yahay inuu ku biiro Barcelona. Griezmann ayaa Isbuucan ku dhawaaqay ...

Read More »

Muslimiinta Mozambique oo wajahaya xaalado adag bishan Ramadaan

Himilo FM –Muslimiinta ku nool jasiiradda Ibo ee dalka Mozambique oo ay ku dhufatay duufaan xooggan ayaa ku nool xaalado adag iyagoo la hardamaya soonka xilli ay burbureen masaajida magaalada islamarkaana ay jirto cunto yari. Jasiiradda oo dhacda xeebta waqooyi ...

Read More »

Loftus-Cheek oo laga yaabaa inuu seego finalka Europa League

Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Ruben Loftus-Cheek ayaa laga yaabaa inuu seego finalka Europa League ka dib markii uu dhaawac anqowga ka soo gaaray intii ay socotay ciyaartii saaxiibtinimo ee USA. 23 jirkan ayaa anqowga biddix ka dhaawacmay ...

Read More »

Waa kuma saxiixii ugu wanaagsanaa EPL-ka xilli ciyaareedkii dhammaaday?

Himilo FM –Goolhayaha reer Brazil ee kooxda Liverpool Alisson Becker ayaa noqday saxiixii ugu wanaagsanaa horyaalka EPL-ka xilli ciyaareedkii dhammaaday. Alisson ayaa lagu soo iibsaday lacag dhan 67 Milyan oo Pound. Alisson waxuu ka caawiyay Liverpool guulo badan oo ay ...

Read More »

Masjid Baaskiil ku abaal-marinaya carruurta Ramadaanka kusoo dukada

Himilo FM –Masjid ku yaalla Kelantan, dalka Malaysia, ayaa balan-qaadayaa in carruurta salaadaha soo xaadirta Masaajidda inta lagu jiro bisha Ramadaan ay heli doonaan baaskiilo abaal-gud ah. “Kuwa salaadda subaxa, maqribka iyo cishaha masaajidda kusoo dukada, waxaa la siin doonaa ...

Read More »

Binolanan – Magaalada xanta ay mamnuuc ka tahay!

Himilo FM –Maamulka Binolanan, oo ah xaafad yar oo 200 km waqooyi ka xigta caasimadda Manila, ayaa soo saaray sharci lagu mamnuucayo xanta – hadafku wuxuu yahay in bulshada laga ilaaliyo hadallada ku-tiri-ku-teenka ah ee ku dhex baaha hadiyo jeer. ...

Read More »

Carrick oo baaqi ku sii ahaanaya Old Trafford

Himilo FM – Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay in Michael Carrick uu baaqi kusii ahaanayo shaqaalaha tababarka kooxda Manchester United xilli ciyaareedka soo aadan. Michael Carrick, Kieran McKenna iyo Mark Dempsey ayaa sii joogi doona kooxda Man Utd ...

Read More »

Tottenham oo ku dhaw saxiixooda ugu horreeya xagaaga

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa ku dhaw inay heshiis 25 milyan oo ginni ah kula saxiixato da’yarka Fulham  Ryan Sessegnon, sida laga soo xigtay wargeysyada England. Inkastoo finalka Champions League ay isku diyaarinayaan, Mauricio Pochettino ayaa durbadiiba bilaabay inuu la ...

Read More »

Goorma ayay qaxwada kugu noqon kartaa khatar?

Himilo FM –Daraasad ay sameysay jaamacadda South Australia ayaa muujisay cabista 6 koob oo qaxwo ah maalin kasta inay kordhinayso khatarta cudurrada wadno xannuunka 22%. Baarayaasha ayaa dood ka yeeshay khatarta isticmaalka badan ee kafayga kaddib markii uu koror ku ...

Read More »

Coca-Cola Norway oo u dabaal degtay bilashada Ramadaan

Himilo FM –Shirkadda Coca-Cola Norway ayaa muujisay dabaal deg ku saabsan bisha Ramadaan iyadoo calaamadda bisha ku lartay mid kamid ah cabitaanada shirkadda. Inkastoo xafiisyada Coca-Cola ee dalalka Islaamka laga sameeyo dabaal deg la xiriira Ramadaanka haddana waa markii ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan