Home / Author Archives: Himilo Radio

Author Archives: Himilo Radio

RB Leipzig oo u magacawday madaxa fulinta haweeneydii ugu horreysay ee kubadda cagta Jarmalka.

Himilo – RB Leipzig ayaa Tatjana Haenni u magacawday madaxa fulinta cusub ee kooxda waxayna qaban doontaa doorkeeda cusub ee madaxa fulinta ee RB Leipzig Janaayo 1, 2026. Haweeneydan 59 jirka ah ee u dhalatay Switzerland ayaa buuxinaysa booska madaxa ...

Read More »

Soomaaliya: Ilihii biyaha ayaa guraya, beerihii ayaa qallalay, xoolihii ayaa dhimanaya.

Himilo – Soomaaliya ayaa wajahaysa abaar daran markii la waayay roobabkii dayrta ee la filayay October iyo December. Ilihii biyaha ayaa guraya, beerihii ayaa qallalay, xoolihii ayaa dhimanaya. Waxaa kordhay barakaca bulshada. Sida laga soo xigtay UNCHR 156 kun oo ...

Read More »

Bar Kas-wadaag

Read More »

Sheekada Gabadha – si ay lacagta u keydsato darteed – Musqul u kiraysatay!

Himilo – Gabar Shiinees ayaa qabsatay hadalheynta bulshada kaddib markii ay soo bandhigtay gurigeeda aan guryaha lamidka ahayn oo ay ku hoyato kaas oo ah musqul. Waxayna bil walba ka bixisaa kiro dhan 50 yuan ($7). Qof kasta oo innaga ...

Read More »

Man United oo rajo ka qabta inay 23-jir ku badalato Marcus Rashford

Himilo – Man United ayaa rajeyneysa inay dhameystirto bixitaanka joogtada ah ee Marcus Rashford xagaaga soo socda, iyadoo Barcelona ay ugu cadcadahay inay amaahda u beddesho mid joogto ah. Si kastaba ha ahaatee, PSG ayaa sidoo kale xiisaynaysa 28-jirkan, taasoo ...

Read More »

Bar Aqoon-kaal

Read More »

04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka wareegga ...

Read More »

Wakiila Arthur oo ka  fikiraya  Juventus sidii ay ku soo celin lahayd laacibka

Himilo – Waxaa jira hadal hayn ah in Juventus ay dib u soo celin doonto Arthur bisha Janaayo iyadoo tababaraha cusub Luciano Spalletti uu doonayo inuu ku daro bir dheeraad ah khadka dhexe. Laakiin wakiilka Federico Pastorello ayaa u sheegay ...

Read More »

Togdheer, Sool iyo Sanaag xoolaha oo u dhimanaya baad iyo biyo la’aan

Himilo -Dadka ku nool gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa wajahaya abaar daran oo daba-dheeraatay. Ilihii biyaha ayaa qallalay. Xoolihii aasaaska u ahaa nolosha dadka ayaa u dhimanaya baad iyo biyo la’aan. Ilaa 60,00 oo neef ayaa dhintay, halka 120,000 ...

Read More »

1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka

Himilo – Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan