Home / Caafimaad (page 2)

Caafimaad

Cilmi baaris: Cudurka macaanka ayaa dhibaato ku haya dadka Afrika

Himilo – Cilmi-baadheyaal ayaa ka digay in nooca 2aad ee macaanku uu saameyn karo malaayiin qof oo dheeri ah sanadaha soo socda, ka dib markii daraasad bishii hore la daabacay ay muujisay in cudurka uu ku fidayo dadka ku nool ...

Read More »

Sidee ayuu soonku dawo ugu yahay wadno xanuunka?

Himilo – Baaritaan lagu daabacay majaladda MedicalXpress ayaa tilmaamay saameynta soonka joogtada ah uu ku reebo caafimaadka wadnaha iyo da’da qofka. Hay’adda caafimaadka wadnaha Mareykanka ayaa sheegtay in soonka joogtada ah uu yareeyo khatarta cudurrada wadnaha isaga oo dheereeya da’da ...

Read More »

Sidee Bisha Soon u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga?, Daawo

Bisha Soonka waxaa ay ka mid tahay Bilaha dadka jecel miisaandhimista ay la yimaaddaan qorshayaasha dhimista miisaankooda. Maaddaama maalintii aan cunto la cuneyn waxaa jira habab iyo tallaabooyin kale oo ay tahay in uu qaado qofku si uu u dhimo ...

Read More »

Mudnaanta Timirta iyo Bisha Ramadaan

Himilo – Galab walba inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, la-yaab malahan in suuqyada lagu iibiyo timirta ay kamid noqdaan kuwa joogto looga adeegto. Abdiaziz Cali oo maalintii labaad oo xiriir ah u yimid inuu iibsado timirta ayaana kamid ...

Read More »

Isbitaal bukaanadiisa bisha Ramadaan baraya Qur’aanka Kariimka

Himilo – Isbitaalka Sabuncoglu Sharif El-Din, oo xiriir la leh Jaamacadda Amasya ee Turkiga, ayaa dadka bukaanka ah ee ku jira baraya Qur’aanka kariimka inta lagu gudo jiro bisha barakeysan. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya bukaanada oo marka hore ...

Read More »

1 Maarso- Maalinta caalamiga ee u dulqaad la’aanta takoorka

Himimo 1-da March waxaa loo calaamadeeyay maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta takoorka. Si sannadle ah ayaa maalintan loogu dabaaldegaa, Ujeedadu waxay tahay in kor loo qaado sinnaanta sharciga dhammaan dawladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.Waa maalin cod dheer lagu ...

Read More »

Soomaaliya oo Wajahaysa Macaluul Ba’an: 4.4 Milyan Oo Qof oo Halis Ku Jira

Himilo-Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digay in 4.4 milyan oo qof ay wajahaan macaluul marka la gaaro Abriil 2025, sababo la xiriira abaar sii xumaaneysa, colaado, iyo sicir-bararka cuntada. Guddoomiyaha SoDMA, Mohamuud Moallim, ayaa sheegay in abaartu ...

Read More »

Maqaal: Isbarbardhigga Nadaafadda iyo Horumarka Dalalka Rwanda iyo Soomaaliya.

Himilo-Nadaafadda iyo horumarka waa labo arrimood oo si dhow isugu xiran. Dal walba oo horumar gaara, nadaafaddiisa ayaa qeyb weyn ka qaadata. Soomaaliya iyo Rwanda waa labo dal oo ka soo kabanayay burbur siyaasadeed iyo dagaallo, hase yeeshee, Rwanda waxay ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cudurka Kansarka

Himilo – Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »

Kenya oo cabsi xooggan ka muujineysa virus Ebola oo ka dilaacay Uganda

Wasaaradda Caafimaadka ee Kenya ayaa Jimcihii shaacisay inay xoojisay kormeerka dhammaan goobaha laga galo dalka kadib markii cudurka Ebola ee nooca Sudan uu ka dillaacay dalka dariska la ah ee Uganda. Mary Muthoni, oo ah Xoghayaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan