Home / Cayaaro (page 143)

Cayaaro

Man Utd oo seddex xiddig oo u dhashay Portugal ku dalbatay 250 Milyan

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay soo iibsashada xiddigaha  Ruben Dias, Bruno Fernandes iyo Joao Felix oo dhammaan u dhashay dalka Portugal. United ayaan wali xaqiijin tababaraheeda xilli ciyaareedka soo socda laakiin taasi kama joojineysa kooxda ...

Read More »

Casemiro “Dabcan waan u xiisnay Cristiano Ronaldo.”

Himilo FM –Xiddiga Real Madrid, Casemiro ayaa shaaca ka qaaday in Los Blancos ay weli tabeyso xiddiga ugu goolasha badan ee Cristiano Ronaldo, waxaana uu sheegay inuu weli aaminsan yahay xiddiga reer Portugal in uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka. ...

Read More »

Arsenal oo Chelsea kaga horreysa la saxiixashada Mateo Kovacic

Himilo FM –Arsenal ayaa u muuqata inay ka horreyso Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Mateo Kovacic. Blues ayaa heshiis ammaah ah kula soo wareegtay Kovacic xagaagii hore, Maurizio Sarri ayay u badan tahay in ...

Read More »

Wax ka ogow 10-ka ciyaaryahan oo ay Man City lasoo saxiixan karto xagaagan

Himilo FM –Kooxda City oo ah naadiga labaad ee kamid ah kooxaha loo badinayo inay qaadi karaan horyaalka Pl-ka ayaa lala xiriirinayaa dhowr ciyaaryahan balse halkaan waxaan kugu soo gudbinayaa 10-ciyaaryahan oo ay macquul tahay inay lasoo saxiixdaan xagaagan. 1) ...

Read More »

Solskjaer oo doonaya in sedex Laacib laga Diro Man United

Himilo FM –Ole Gunnar Solskjaer ayaa ceyrin doono seddex ciyaaryahan oo Man United ah inkastoo uusan helin heshiis joogto ah oo uu ku joogo Old Trafford xagaaga soo aadan. 46 jirkan ayaa labo jeer la kulmay madaxa kooxda United Ed ...

Read More »

Borussia Dortmund oo beddelka Jadon Sancho ka arkootay Chalsea

Himilo FM –Borussia Dortmund ayaa kaga hor imaan doonta kooxda ay  ku xafiiltamaan Bundesliga ee Bayern Munich saxiixa ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Chelsea Callum Hudson-Odoi haddii ay waayaan Jadon Sancho xagaagan. Sancho ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ku ...

Read More »

Wax ka ogow taariikhda goolhaye Cabdi Wali Gaatamow

Himilo FM –Cabdi Wali Colaad Qanyare oo ku caan baxay magaca Gaatamow waxa uu ku dhashay magaalada Beledweyn ee gobalka Hiiraan sanaddii 1980-kii. Waxa uu ku barbaaray magaalada Muqdsiho gaar ahaan degmada Dharkeynley xaafadda Macmacaanka. Waxa uu halkaasi kaga aflaxay ...

Read More »

Man United iyo Arsenal oo bartilmaameedsanaya ‘Francisco Trincao’

Himilo FM –Weeraryahanka heerka caalami ee Braga Francisco Trincao ayaa sheegay in kooxaha Wolverhampton Wanderers, Arsenal iyo Manchester United ay doonayaan inay lasoo saxiixdaan xagaagaan. Trincao oo 19 jir ah ayaa labo kulan oo horyaalka ah u saftay kooxdiisa xilli ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo afar xiddig kooxda ka direysa xagaagan

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarinayaan in xiddigaha Gianluigi Buffon, Thiago Silva, Dani Alves and Julian Draxler ay xagaagan ka diraan kooxda. Buffon oo 41 jir ayaa u muuqda in qandaraaskiisa kooxda uu dhacayo xagaagan laakiin ...

Read More »

Xavi oo dhaliilay tirada xulalka ka qeyb galaya koobka adduunka Qatar

Himilo FM –Halyeyga Spain ahna safiirka koobka adduunka ee caalamka 2022 ee Xavi ayaa rumeysan in 48 xul oo ka ciyaaraya dhacdada koobka adduunka ee Qatar aysan noqon doonin mid wacan. Sannadkii 2017, hay’adda kubadda cagta ee FIFA ayaa u ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan