Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku qiimeynayso khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba lacag aan ka badneyn £50 Milyan. Wararka la xiriira cayaaryahanka qaranka Faransiiska ayaa soo badanayay toddobaadyadii ugu danbeeyay iyada oo wakiilkiisa Mino ...
Read More »Dibada
Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea oo la qiimeynayo
Himilo – Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in la qiimeynayo haddii kooxda xaqiijin weydo inay ku dhammeysato afarta sarre ee horyaalka Ingiriiska xagaagan. Chelsea ayaa la kulantay guuldarradii 9aad ol-olaha 2019-2020 habeenkii Isniinta, taasi oo ka ...
Read More »Figo “Saxiixa Mbappe ee Real Madrid waxa uu noqon karaa mid weyn.”
Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ayaa kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan caalamka isaga oo wax badan ku biirin kara Real Madrid haddii uu ku biiro sida uu qabo Luis Figo. Isaga oo 21 jir ah, Mbappe ayaa ...
Read More »Arsenal oo xoojineysa wadahadallada qandaraaska cusub ee Bukayo Saka
Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xoojineyso wadahadallada ay kula jirto Bukayo Saka ee ku saabsan heshiis cusub kaddib markii kooxo badan oo ka cayaara horyaalka Ingiriiska muujiyeen xiisaha ay u qabaan laacibka da’da yar. Saka ayaa sameeyay ...
Read More »Solskjaer oo sheegay in Ighalo uu heysto fursad uu ku sii joogi karo Old Trafford
Himilo – Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in weeraryahanka Odion Ighalo uu sameyn karo in uu qandaraas joogto ah ka helo kooxda Manchester United. Laacibkii hore ee qaranka Nigeria ayaa United kaga soo biiray kooxda ka dhisan Shiinaha ee Shanghai ...
Read More »Puyol “Messi waxa uu cayaari karaa illaa da’da 38.”
Himilo – Halyeyga kooxda Barcelona Carles Puyol ayaa sheegay in Lionel Messi uu leeyahay awood uu ku cayaaro illaa da’da 38 sanno. Xiddiga reer Argentine ayaa noqonaya 33 jir bisha June ee soo socota isaga oo immika ka sameynaya bandhiga ...
Read More »Arsenal oo Kieran Tierney ka iibineysa Leicester City
Himilo – Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayso daafaca kooxda Arsenal Kieran Tierney oo ay dooneyso inay u dhaqaaqdo suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Scotland ayaa kaga soo biiray Gunners kooxda Celtic bishii August ee tagtay isaga oo ...
Read More »Real Madrid oo diiradda saareysa saxiixa Sterling xagaaga soo socda
Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso saxiixa weeraryahanka kooxda Manchester City Raheem Sterling suuq furanka xagaagan. City ayaa laga ganaaxay ka qeyb galka tartanka Yurub kaddib markii lagu helay inay jabisay shuruucda dhaqaalaha UEFA. Sida hadda ...
Read More »Man United oo dooneysa inay iibiso Pogba kahor Euro 2020
Himilo – Manchester United ayaa la soo warinayaa inay riixayso iibinta Paul Pogba kahor billowga cayaaraha Euro 2020. Inkasta oo United ay goor sii horreysay ku adkeysatay in aysan iibin doonin cayaaryahanka khadka dhexe haddana waxaa la tilmaamayaa in kooxda ...
Read More »Pep Guardiola oo ka arrinsanaya mustaqbalkiisa Manchester City
Himilo – Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa in uu ka arrinsanayo ka tagista Manchester City xagaagan haddii kooxda reer England ay ku guuldareysato inay racfaan ka qaadato go’aanka looga mamnuucay ka qeybgalka Champions League xilli cayaareedyada soo socda. Jimcadii ...
Read More »