Home / Dibadda (page 2)

Dibadda

Omar Marmoush oo seegi doona kulanka Manchester derby

Himilo – Weeraryahanka Manchester City Omar Marmoush ayaa laga seegaya kulanka Manchester derby ee Axada ka dib markii uu dhaawac jilibka ah ka soo gaaray intii uu ku guda jiray waajibaadka xulkiisa Masar. 26 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa dhaawac ...

Read More »

Xidigaha PSG Dembele iyo Doue oo dhaawacoodu uu qaadan doono mud bil ah

Himilo –  Kooxda heysata horyaalka Yurub ee Paris St-Germain ayaa waayi doonto Ousmane Dembele iyo Desire Doue ilaa bisha October ka dib markii ay labadooduba dhaawacyo soo gaareen intii lagu guda jiray isreebreebka Koobka Adduunka ee France ay ka badiyeen ...

Read More »

Arda Guler oo ka hadlay Lamine Yamal ka hor is aragooda habeen dambe

Himilo – Iyadoo kulanka soo aadan ay xulka qaranka Spain la dheeli doonaan Turkiye, ayaa waxaa wax laga waydiiyay Arda Guler xidiga ay horyaalka ku xafiiltamaan ee   Lamine Yamal. Ciyaarta soo socota ayaa la arki doona La Roja oo la ...

Read More »

Lia Walti oo ka tagtay kooxda Arsenal kuna biiray Juventus

Kabtanka xulka Switzerland Lia Walti ayaa ka tagtay Arsenal kadib 7 sano oo ay joogtay kooxda, waxa ay heshiis labo sano ah u saxiixday kooxda reer Talyaani ee Juventus. 32-jirtan ayaa hal sano uga haray qandaraaskeeda waqooyiga London waxayna sheegtay ...

Read More »

Ten Hag oo laga ceyriyay Leverkusen ka dib labo kulan oo horyaalka ah

Himilo – Tababarihii hore ee Manchester United Erik ten Hag ayaa laga ceyriyay Bayer Leverkusen ka dib labo kulan oo horyaalka ah oo uu maamulay. Ten Hag, oo 55 jir ah, ayaa kaliya waxaa loo magacaabay kooxda Jarmalka xagaagii ka ...

Read More »

Barcelona oo kalsooni ku qabta in xiddigeeda uu sii joogi doono inkastoo Chelsea ay raadinayso

Himilo – Maamulaha Barcelona Hansi Flick ayaa hoosta ka xarriiqay inuu aaminsan yahay in Fermín López uu sii joogi doono kooxda inkastoo suuqa kala iibsiga ay kasoo daahday Chelsea. Isagoo ka hadlayay ka hor kulanka La Liga ee ay kooxdiisu ...

Read More »

Newcastle oo dhameystirtay heshiis rikoor ah oo ay kula soo wareegtay Nick Woltemade

Himilo – Newcastle ayaa dhameystirtay heshiis rikoor ah oo dhan 69 milyan ginni – 6 milyan ginni ayay ka badantahay lacagtii ay ku soo iibsadeen weeraryahanka Alexander Isak seddex sano ka hor – si ay ula soo saxiixdaan weeraryahan Nick ...

Read More »

De Bruyne oo sheegay inay  ku lug lahaayeen caruurtiisa go’aanka uu ugu biiroay kooxda Napoli

Himilo – Kevin de Bruyne ayaa shaaca ka qaaday inay kaalin ku lug lahaayeen carruurtiisa go’aanka uu uga mid noqday kooxda Napoli ka dib dhamaadkii qandaraaskiisa kooxda Manchester City: ‘Waa marxalad muhiim u ah koritaankooda.’ ayuu yiri. Xiddiga kooxda Napoli ...

Read More »

Leeds oo Noah Okafor kaga soo iibsatay AC Milan $24.5M

Himilo – Leeds United ayaa dhameystirtay saxiixa Noah Okafor oo ay kala soo wareegeen AC Milan maanta lacag dhan 21 milyan euros una dhiganta $ 24.5 milyan. Kooxda Premier League ee dhawaan soo dalacday ayaa ku dhawaaqday in Okafor uu ...

Read More »

Newcastle United oo badalka  Alexander Isak ka arkootay Horyaalka Premier League

Himilo – Newcastle ayaa wadahadalo kula jirta weeraryahanka Wolves Jorgen Strand Larsen iyagoo isku dayaya inay la soo wareegaan bedelka Alexander Isak. Weeraryahanka Swedishka ah ayaa weli ka maqan kooxda Magpies ka dib markii uu codsaday inuu ka tago kooxda. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan