Home / Dibadda (page 20)

Dibadda

Kooxdee ayuu ku biiri doonaa Ousmane Dembele ?

Himilo – Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu ‘heshiis afka ah’ la gaaray Paris Saint-Germain si uu beeca xorta ah ugu biiro kooxda reer France xagaagan. 24-sano jirkaan ayaa la dhibtoonayay dhaawacyo intii lagu jiray ololihii 2021-22, ...

Read More »

Manchester City oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo Neymar

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayi karto inay si lama filaan ah ula wareegto weeraryahanka Paris Saint-Germain Neymar xagaagan. 30-sano jirkaan ayaa xilli ciyaareedkii la dhibtootay dhaawac canqowga ah, taageerayaasha kooxda ayaa ku  ooriyay kulankii ...

Read More »

Guddoomiyihii hore ee Liverpool oo doonaya inuu iibsado Chelsea

Himilo – Guddoomiyihii hore ee Liverpool Sir Martin Broughton ayaa u soo baxay inuu u tartamo inuu iibsashada kooxda Chelsea, sida lagu sheegay warbixin. Blues ayaa dhawaan gacan cusub geli doonta ka hor bixitaanka Roman Abramovich, inkastoo iibka kooxda uu ...

Read More »

Ma sii joogi doonaa Luka Modric kooxdiisa Real Madrid?

Himilo – Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric ayaan weli aqbalin inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo Los Blancos, sida lagu sheegay warbixin. Ciyaaryahankii hore ee Tottenham Hotspur ayaa weli qeyb muhiim ah ka ah qorshaha Carlo Ancelotti isagoo 36 ...

Read More »

Manchester City oo ku dhow inay la soo wareegto Erling Braut Haaland

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay heshiis la gaarto weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Norway ayaa la filayaa inuu dhexda u galo dagaal weyn oo suuqa kala iibsiga ...

Read More »

Shirkado Sacuudigaan ah oo soo galay tartanka Chelsea

Himilo – Midowga shirkado  Sacuudiyaan ah ayaa la sheegay inay noqdeen dadkii ugu dambeeyay ee loo diiwaan geliyay  iibsashada Chelsea. Roman Abramovich oo iibinaya kooxda ka dhisan Galbeedka London, ayaa la sheegay inuu helay ilaa 10 dalab oo lagu doonayo ...

Read More »

Pep Guardiola oo xaqiijiyay inuu qorsheynayo keenidda weeraryahan cusub

Himilo – Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Citizens-ka ay isku dayi doonto inay lasoo saxiixato weeraryahan cusub. Kooxda heysata horyaalka Premier League ma aysan saxiixin bedelka Sergio Aguero dhamaadkii xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ay adeegsatay ciyaaryahano badan ...

Read More »

Cristiano Ronaldo miyuu seegi doonaa kulanka Manchester derby?

Himilo – Laacibka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa u muuqda mid halis ugu jira inuu seego kulanka Manchester derby ee Manchester City. 37-sano jirkaan ayaa sii wada inuu qeyb muhiim ah ka noqdo kooxda Red Devils inkastoo uu ...

Read More »

Mauricio Pochettino oo doonaya inuu ku soo laabto Tottenham Hotspur

Himilo – Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa mudnaan  siinaya ku laabashada kooxdiisii hore ee Tottenham Hotspur, sida ay wararku sheegayaan. Mustaqbalkiisa kooxda ka dhisay Faransiiska ayaa la sheegayaa in uu mugdi ku jiro iyada oo tababarihii hore ...

Read More »

Roman Abramovich oo xaqiijiyay inuu iibin doono Chelsea

Himilo Milkiilaha kooxda Chelsea ee  Roman Abramovich ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya inuu qorsheynayo inuu iibiyo kooxda Premier League ka dhisan sida ugu dhaqsiyaha badan. Go’aankiisa ayaa yimid ka dib markii uu Ruushku galay Ukraine Khamiistii hore, waxa la isla dhex ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan