Home / Dibadda (page 60)

Dibadda

Tababare Pep Guardiola oo doonaya in Harry Kane keeno Manchester City

Himilo – Tababare Pep Guardiola ayaa la werinayaa in maamulka sare Manchester City ogeysiiyay in uu doonayo lasoo saxiixashada Tottenham Hotspur weeraryahankeeda Harry Kane. Habeenkii Sabtida, laacibka qaranka ayaa door muhiim ah ku lahaa guushii ay kooxdiisa ka gaartay City ...

Read More »

Klopp “Waa laga yaabaa mustaqbalka balse hadda maya”

Himilo – Hoggaamiyaha kooxda Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ku adkeystay in uusan beddel u noqon doono Joachim Low kaasi oo hadda ah tababaraha qaranka Germany, sida uu wariyay daily Mail. “Waa laga yaabaa mustaqbalka, balse hadda maya, maya sabatoo ah ...

Read More »

Manchester City oo heshiis kordhin u sameeneysa Gabriel Jesus

Himilo – Manchester City ayaa lagu warramayaa in Gabriel Jesus siin doontaan fursad uu heshiis kordhin ugu sameynayo isla markaana mushaarkiisa laba lab loogu dhigo doono. Citizens ayaa sidoo kale waxa ay heshiiska u kordhin doontaa tababare Pep Guardiola iyo ...

Read More »

Erling Haaland oo hantay abaalmarinta Wiilka Dahabka 2020

Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Wiilka Dahabka sannadka 2020, kaddib markii uu saameyn loo riyaaqay kusoo bandhigay kooxdiisa iyo dalkiisa. Haaland waxa uu jaa’isadan ku garaacay xiddigga isku kooxda yihiin ee Jadon Sancho, ...

Read More »

Barcelona oo ka gaabisay xiisaha ay u hayeen Adama Traore

Himilo – Barcelona ayaa la werinayaa in ay soo idleysay xiisihii ay u hayeen laacibka  Wolverhampton Wanderers garabka uga ciyaara ee Adama Traore. Xiddigan ayaa afar ciyaarood u saftay kooxda reer Catalan da’yartooda, Traore waxa uu sameeyay horumar la taaban ...

Read More »

Arsenal oo heshiis la gaartay Omar Rekik daafaca kooxda Hertha Berlin

Himilo – Arsenal ayaa heshiis kula saxiixatay da’yar daafac ugu ciyaara Hertha Berlin kaasi oo lagu magacaabo Omar Rekik. Laacibkan ayaa la rajayanayaa in uu soo wareego bisha January. 18 sanno jirkaan ayaa la filayay in naadiga ay la saxiixdaan ...

Read More »

Manchester United oo cusbooneysiineysa dalabkooda Raphael Varane

Himilo – Manchester United ayaa ceyrsaneysa daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane. Red Devils ayaa la rumeysan yahay doonistooda ku aadan laacibka qaranka France in ay u doonayaan boos dhexe oo daboola baahida daafaca ee naadiga. Si ...

Read More »

Waa kuwee xiddigaha suuragalka ah in ay iska iibiso Man United bisha January?

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa in ay iibin doonaan ugu yaraan seddex ciyaaryahan marka la gaaro bisha January xilligaasi oo uu furmi doono suuqa kala iibsiga. Sida ay ku warrameyso Manchester Evening News, United  ayaa qaadan doonta go’aan ...

Read More »

Inter Milan oo Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro xiddiga Georginio Wijnaldum

Himilo – Inter Milan ayaa Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa ciyaartoyga kooxda Liverpool ee Georginio Wijnaldum. Hoggaamiyaha Barca, Ronald Koeman ayaa dhawaan xaqiijiyay rabitaankiisa ku aadan laacibka ay isku qaranka yihiin kaasi oo uu doonayo inuu u dhaqaaqo ...

Read More »

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday soo qaadashada kabtan Sergio Ramos

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Sergio Ramos kaasi oo ay rabaan in ay la galaan heshiis seddex sanno ah oo uu ku joogayo Parc des Princes. 34 sanno jirkaan ayaa dhawaan gaaray goolkiisii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan