Home / Habka-Nolosha (page 4)

Habka-Nolosha

Laacib hore oo maanta derbi-jiif noqday

Himilo – Cabdimuncin Maxamed  oo 79 jir ah wuxuu yaraantiisii jeclaa kubadda uuna ka daawan jiray televeshinka cayaaraha koobka adduunka. Xilli uu dhiganaayay fasalka lixaad ee dugsiga hoose ayuu bilaabay cayaarista kubadda cagta. Ninkan ayaa u soo cayaaray naadiyo kala ...

Read More »

Maxay tahay digniinta barakacinta ah ee ay Gaza ka soo saartay Qaramada Midoobay?

Himilo- Qaramada Midoobay ayaa ka digtay barakicinta ba’an ee sii socota ee Marinka Gaza, iyada oo sheegtay in in ka badan 700,000 qof ay ku khasbanaadeen inay ka cararaan guryahooda tan iyo markii ay dhammaatay xabbad-joojintii bishii Maarso, sababo la ...

Read More »

Koonfur Kuuriya: Dhaqaale xumo sababtay inay xirmaan in ka badan 1 milyan ganacsi

Himilo – Warbixin ay daabacday wakaaladda Yonhap ee fadhigeedu yahay Seoul ayaa lagu sheegay in in ka badan 1 milyan oo mulkiilayaal ganacsi ah ay albaabada isugu dhufteen goobahooda ganacsi gudaha Koonfur Kuuriya sanadkii 2024, taasoo ah markii ugu horreysay ...

Read More »

UNICEF: Hal ilmo ayaa la barakiciyaa shan ilbiriqsi kasta gobolka Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika

Himilo  – Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in shan ilbiriqsi kasta ilmihii uu barakaco, dhaawacmo ama la dilo, sababo la xiriira colaadaha ka taagan Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika (MENA). Warbixin cusub ayaa muujinaysa in muddo ka yar labo sano gudahood, ...

Read More »

Haweeney laf kalluun ku margatay

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Thailand ayaa la kulantay xaalad naadir ah oo naxdin leh markii laf kalluun ay si lama filaan ah u istaagtay hungurigeeda, taas oo ugu dambeyn ka soo muuqatay maqaarka luqunteeda. Seygeeda Suriyan Buppa-art ayaa ...

Read More »

Dagaalka Iran iyo Isra’iil oo dhaqaale ahaan culeys saaray Isra’iil

Himilo – Dhaqaalaha Israel ayaa wajahay khasaare baaxad leh kadib dagaalkii 12-ka maalmood socday ee lala galay Iran, iyadoo kharashka dagaalka lagu qiyaasay in uu gaaray balaayiin doollar, sida ay xaqiijiyeen ilo dhaqaale iyo warbaahinta caalamiga ah. Sida uu qoray ...

Read More »

16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha

Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...

Read More »

Morocco oo sheegtay in 2024 uu ahaa sanadkii ugu kululaa abid ee dalkaasi

Himilo– Hay’adda saadaasha hawada ee dalka Morocco ayaa shaacisay in sanadkii 2024 uu noqday kii ugu kululaa ee abid laga diiwaangeliyo dalkaas, iyadoo arrintan ay ka tarjumeyso isbedelka ba’an ee heerkulka caalamka. Warbixin sannadeedka hay’adda saadaasha cimilada ee dalkaas ayaa ...

Read More »

Iran oo ballanqaaday inay sii wadi doonto weerarrada ilaa Israa’iil “ka shallayso ficilkeeda”

Himilo – Iran ayaa ku dhawaaqday Sabtidii inay sii wadi doonto weerarradeeda milatari ilaa Israa’iil ay ka shallayso weerarkii ay ku qaaday Iran, sida uu sheegay Afhayeenka Taliska Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Iran, Sarreeye Guuto Abolfazl Shekarchi. Isagoo ...

Read More »

Guddiga UN-ka: Weerarrada Israa’iil ku hayso dugsiyada iyo goobaha dhaqanka ee Gaza waa dambiyo dagaal iyo xasuuq

Himilo – Guddiga Madaxa Bannaan ee Baaritaanka ee Qaramada Midoobay ee Dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay burburiyeen in ka badan 90% xarumaha waxbarashada ee Gaza, iyo in ka badan kala bar goobaha diinta iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan