Home / Macluumaad (page 21)

Macluumaad

Maxaa roobka Soomaalida uga dhigay dhaan-dabangaale?

Himilo – Biyuhu waa mushkiladda ugu badan ee ay wajahaan dadka Soomaaliyeed marka ay yaraadaan dad badan ayaa dalka ugu geeridooda halka marka ay bataana dadbadan ay ku dhibaatoodaan fatahaadaha ka dhasha oo keena in laga qaxo. Mushkiladda ugu weyn ...

Read More »

Maxaa looga baahan yahay dalka doonaya inuu ku biiro NATO?

Himilo – Finland iyo Sweden in muddo ah ba waxey ahaayeen dowlado siyaasadoodu dhanna raacsaneyn, balse hadda waxa ay doonayaan inay dhan u janjeersadaan oo ay ku biiraan xulafada milatari ee ugu ballaaran adduunka ee NATO, kaddib codsigoodii rasmiga ahaa ...

Read More »

La kulan – Bare u kabo qaatay inuu carruurta ka badbaadiyo qabatinta taleefannada iyo internet-ka

Himilo –  Bare jaamacadeed oo ku sugan Muqdisho ayaa soo saaray horraantii January 2022 App loogu tala galay in wax lagu baro carruurta laguna madadaaliyo. Aasaasaha Fariid App ayaa sheegay inay fekraddan ku dhalatay markii uu arkay in Mobile-da iyo ...

Read More »

Taariikh-nololeedka Cabdullaahi Maxamed Shirwac

Himilo – Cabdullaahi Maxamed Cali (Shirwac) guddoomiyihii hay’adda Tubta Nabadda, ayaa habeennimadii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib muddo dhowr cisho ah oo uu xanuunsanayay, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Waxaa salaadda Janaasadda oo lagula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka ka qeyb ...

Read More »

Wanaajinta xiriirka Carruurta iyo waalidka

Himilo – Guud ahaan marka aynu ka hadleyno arrimaha qoyska, qoysku wuxuu ka kooban yahay aabbe, hooyo iyo carruurta, waa tirade ugu yar xubnaha uu ka kooban yahay qoysku. Waa uu kasii badnaan karaa waxay ku xiran tahay hadba inta ...

Read More »

Qudba-sirada: Saameynta gurracan ee guurka daneysiga

Himilo – Sannad iyo dhowr bilood ka hor waxaan la kulannay annagoo ah koox samo falayaal ah gabar yar oo heysata saddex carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso hal ilaa afar sano. Guurkeedii hore wuxuu dhacay iyadoo jirta 13 sano. ...

Read More »

Lo’da iyo laamiyada Muqdisho, yaa u kala garqaada!

Himilo – Muqdisho waa caasimada dalka Soomaaliya waxey ku taalaa galbeedka badweynta Hindiya. Soddon sano ka hor waxay ahaan jirtay magaalo ay u soo dalxiis tagaan dadyowga duniga, maadaama ay leedahay xadaarad iyo xeebo qurux badan oo soo jiita dadka ...

Read More »

Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu

Himilo – Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu. Muuqiisana haba sheegin. Siyaalo dhowr ah oo kala duwan ayuu uga qeyb ahaa geeddi-socodka nolosha rayidka siiba dhanka wax-barashada iyo hey’adaha. Laakiin wuxuu mar qura saaxadda caannimada iyo hadalheynta qabsaday 10 sannadood kahor. ...

Read More »

Allow xildhibaanku dooraa mid inoo dan ah

Himilo – Waa guuxa dadweynaha soomaaliyeed ee ka dhursugaya doorashada maanta ka dhaceysa xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni ee qabsoomideeda ay qaadatay muddo ka badan sanad iyo bar ayna hareereeyeen khilaafyo sababay gacan ka hadal. Doorashadu ma noqon doonto mid ...

Read More »

Dhibaatooyinka Muqdisho u gaarka ah

Himilo – Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka ku nool Muqdisho waxa ay wajahayaan dhibaatooyin ballaaran oo isugu jira kuwo dabiici ah iyo kuwo aan gacmaheenna ku kasbanay. Shacabka Muqdisho ku nool lagu qiyaaso saddex milyan oo qof ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan