Himilo – Max curri la rihaado ayaa Dr. noqday markii shahaadada Doctorate uu ka qaatay jaamacadda Vermont State ee dalka Maraynaknka. Wuxuu ka mid noqday arday sanadkan 2024 ka qalin-beddeshay . Wuxuu darajadan gaaray isaga oo lix jir ah. Hadda ...
Read More »Madadaalo
La kulan ninka sanka wax ku qora.
Himilo – Ninkan oo ka soo jeeda dalka India wuxuu awoodaa inuu il-biriqsiyo gudahood ku qoro jumlado isaga oo adeegsanaya sankiisa. Vinod Kumar oo 44 jir ah wuxuu diiwaanka Guinness World Record ku galay inuu sankiisa wax ka yar 26 ...
Read More »Kenya: TikTokers loo xiray prank ay ku hor-sameeyeen saldhig boolis
Himilo- Afar qof oo TikTokers ah ayaa xabsi loo dhigay muuqaal ay ka duubeen fal dhac ah oo ka dhacay afaafka hore ee saldhig boolis oo ku yaalla dhulka xeebta ee Kenya. Shaqsiyaadkan ayaa lagu eedeeyay inay faafiyeen macluumaad been ...
Read More »Duuliye ka dhergay qamri badan oo sabab u noqday in la baajiyo duulimaad Caalami ahaa
Himilo – Shirkadda Diyaaradaha Japan ee Japan Airlines (JAL) ayaa kansal garaysay Duullimaad dheer ee Cirif-ka-Cirifka Adduunka, kadib, markii Duuliyihii ku qornaa Duullimaadkaasi uu Khamri badan ku cabay mid ka mid ah Hoteelada magaalladda Dallas ee Gobalka Texas ee dalka ...
Read More »Maqaal: Ciyaaraha maamul goboleedyada ma is dhaxgal bulsho mise kalatag!
Himilo – Garoonka kubadda cagta ee Studio Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay ciyaarihii maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir kuwaas oo soo billowday 29 December sanadkii hore (2023). Ciyaarta kama dambeysta ah waxaa wada ciyaaray kooxaha kala matalayay Galmudug iyo Hirshabeelle. Waqtigii ...
Read More »UNESCO oo Afurka kamid dhigaysa bandhig dhaqameedyada Aadanaha.
Himilo-Hey’adda UNESCO ayaa si rasmi ah waxay afurka bisha Ramadaan ugu aqoonsatay kulan diimeed qeyb ka ah is-dhexgalka bulshada iyo wax wada qeybsiga. Afurku waa cunnada la cuno marka gabbalku dumo ama qorraxdu dhacdo inta lagu jiro 30-ka maalmood ee ...
Read More »Nin ka maarmay isticaalka tignoolajiyada iyo lacagta.
Himilo-Mark Boyle oo sidoo kale loogu yeero ninka lacag la’aanta ah, wuxuu joojiyay am aka quustay isticmaalka lacagaha taniyo sannadkii 2008 wuxuuna ku nool nolol aysan wax raad ama saameyn ah ku lahayn lacagtu. Taas beddelkeeda wuxuu naftiisa u weeciyay ...
Read More »“Haweeneyda ugu da’da weyn Afrika” oo umushay labo mataano ah
Himilo-Haweeney 70 jir ah oo u dhalatay waddanka Uganda ayaa noqotay haweeneyda ugu da’da weyn qaarada Afrika ee dhashay labo mataano ah oo labaduba caafimaad qabaan. Safina Namukwaya oo mataanaheeda uu midkiiba yahay labo kiilo garaam ayaa waxa ay ku ...
Read More »Jaceylkii Abwaan Kaariye iyo Shankaroon
Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo bahda fanku ula baxday magaca “Dhakhtarkii Jacaylka” ayaa jacayl darran oo marxalado kala duwan soo maray u qaaday fanaanadda Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal. Kaariye inuu jeclaa Shankaroon shaki kuma jirin oo waxay ahayd sheeko kooxaha ...
Read More »Maryan Mursal oo Fanka ka fariisatay.
Himilo-Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba isaga baxday fanka. Maryan Mursal oo ah xidig caan ka ahayd fanka Soomaaliyeed mudadii bur-burkana daganayd magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa umadda ka codsatay ...
Read More »