Himilo – Saddex ilaa Shan beri waa muddada uu qofku joogi karo biyo la’aan. Laakiin ninkan wuxuu sheegay inuusan cabbin wax biyo ah muddo 20 sano ah. Tuulo fog oo dhacda miyiga dalka Burundi ayuu ku nool yahay ninkan oo ...
Read More »Madadaalo
Haweeney awoodi kari weyday inay si buuxda u xidho indhaheeda ka dib markii ay gashay qalliin qurxin ah
Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo lacag dhan 13,000 Yuan u dhiganta ($1,850) ku kharash gareysay qaliinka labada indhood ee isqurxinta ah, balse waxa ay awoodi waysay inay si buuxda indhaha isugu qabato, xataa marka ay seexato. Ku ...
Read More »Laba Haween ah oo maqaarkoodu bixiyo udgoonka cadarka!
Himilo – in kasta oo inteena badan aan isticmaalno cadarka ama waxyaabaha kale ee daryeelka maqaarka, laba dumar ah oo Vietnamese ah ayaa lagu sheegay inuu jirkoodu bixiyo udgoon ubax dabiici ah. Dang Thi Tuoi, oo ka so jeeda gobolka ...
Read More »Nin qaatay 10 tallaal oo Covid ah hal maalin gudaheed!
Himilo – Nin reer New Zealand ah ayaa la sheegay inuu helay 10 tallaal oo Covid-19 ah oo lagu duray hal maalin gudaheed, ka dib markii ay bixiyeen dad kale si ay u helaan tallaalka iyaga oo la matalayo. New ...
Read More »Hooyo aqoonsiga gabadheeda ku shukaansatay rag badan!
Himilo – Hooyo Missouri ah ayaa qiratay dambiga khiyaano kadib markii ay laba sano ku qaadatay in ay iska dhigto gabadheeda oo 22 jir ah oo ay ka xaday aqoonsigeeda si ay iskaga diwaangeliso jaamacad, u hesho amaah arday iyo ...
Read More »India: Nin booliska ku dacweeyay lo’diisa
Himilo – kiis mar la arag ah ayaa laga soo weriyay gobolka Karnataka ee waddanka India. Nin beeralay ah oo ku nool gobolkaas ayaa booliska ku dacweeyay lo’diisa. Ramaiah waxaa la soo tebiyay inuu saraakiisha la wadaagay dacwo ka dhan ...
Read More »Nin 3 Maalmood Gudahood La Xiray 5 Jeer Sababo La Xiriira Inuu u weji egyahay Dambiile baxsad ah
Himilo – Nin Shiineys ah ayaa dhawaan soo maray todobaadkii ugu xumaa noloshiisa ka dib markii la xiray shan jeer saddex maalmood gudahood, sababo la xiriira isaga oo si aan caadi ahayn ugu ek qof xabsiga ka baxsaday. Bishii Oktoobar ...
Read More »Nin isku dayay inuu ka fogaado tallaalka Covid-19 isagoo isticmaalaya gacan caag ah
Himilo – Nin Talyaani ah oo 50 jir ah ayaa la qabtay isagoo isku dayaya inuu helo shahaado tallaalka coronavirus ah isagoo aan dhab ahaan tallaalka helin, isagoo isticmaalaya gacan Caag ah halkii uu isagu qaadan lahaa. Warbaahinta Talyaanigu waxay ...
Read More »Shirkad sameysa Robot-ka oo dadweynaha ka gadaneysa xuquuqda codkooda
Himilo – Shirkadda Robotics-ka ee ruushka ayaa samaysay sheeko aan caadi ahayn, oo qofkiiba looga beddelanayo $200,000 si uu u Bixiyo xuquuqda wejigiisa iyo codkiisa si loogu isticmaalo horumarinta robot-ka. Shirkaddu waxay caan ku tahay inay soo saarto robots-ka dhabta ...
Read More »Tartanka dagaalka barkimaha oo ku soo biiraya ciyaaraha dunida
Himilo – Horyaalka dagaalka barkimaha waxaa markii ugu horreysay si toos ah loogu qaban doonaa gobolka California bisha Janaayo ee sanadka soo aadan 2022. Steve Williams oo ah abaabulaha ayaa xaqiijiyay in ciyaartan uusan ku jirin feer. Wuxuu intaa ku ...
Read More »