Home / Wararka (page 12)

Wararka

UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.

London – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott  ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ...

Read More »

Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!

Muqdisho – In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso —  sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko – xuduudda u dhaxeysa waddanka al-Jeeriya iyo Marooko ayaa ah xaduudda ugu qatarta badan caalamka. Sanadkii ...

Read More »

Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.

Muqdisho – Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu yahay bilowga dareenka, hayeeshe Axmed Johari oo isaga iyo afadiisa hoggaamiya dhaq-dhaqaaq da’yarta loogu diyaarinayo sida nolosha ...

Read More »

Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.

Muqdisho – Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen xoogsiga iyo dhagax-jabiska. Hadda waxay katirsan yihiin shaqaalaha shirkadda nadaafadda iyo bilicda ee ECO. ECO waa mid ...

Read More »

Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.

Muqdisho – Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo. Sidaas awgeed, mayara inta maahmaah, murti ama sheeko oo laga yiri waxa ku baxay dirir la isku ...

Read More »

Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!

Venice – Qof kasta oo ku qeyliyay kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay  Rimini kadib ...

Read More »

Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay xaasas badan guursadaan!

Muqdisho – Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah ayaa go’aansaday inuu u fududeeyo – isaga oo u abuuray page gaar ku ah nimanka godadlayaasha ah. ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.

Washington  – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada ...

Read More »

Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay Nin gubanaya!

Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo ...

Read More »

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

Muqdisho – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan