Muqdisho – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. ...
Read More »Wararka
Shaqooyin horseeday dilka Muslimiin Badan.
Muqdisho – Imaatinkii Donald Trump dhulka Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo heshiiskii hubka ee qiima ahaan ku kacayay 460 billion oo dollar, waxa hubanti ah iney shaqo abuur u noqdeen kumanaan reer Mareykan ah dhawrka sano ee soo socota. Kaliya Mareykanka ...
Read More »Wax ka baro umadaha ugu isir ku faanka badan caalamka.
Muqdisho – Falsafadda xun ee dadka gun iyo gob u kala saarta waa dhaqan la kowsaday jiritaanka ina Aadan. Wuxuuna mar walba ahaa caqabad ama furaha mushkiladaha kala xadeeya umadaha dhexdooda. Yasidda ama duwidda waa ficillada takooridda ah ee lagu ...
Read More »Ninka sida Taallada isku taagayay 30-kii sano ee lasoo dhaafay
Muqdisho – 54-jir lagu magacaabo Abdulaziz ayaa sida Taallada isku taagayay 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Taagnaanta lix saacadood maalin walba iyo iska caabinta isku dayga dadku ay ku dhaqaajin karaan, kaga qoslin karaan iyo wixii lamid ah, ayaa dad ...
Read More »Maxay muhiim u tahay dib-u-furista Waddada 26 June?!
Muqdisho – Furitaanka Waddada 26-June oo sanadkii hore dib loo dayac-tiray, waxay sida hubaasha wax weyn ka qaban doontaa jaamka iyo ciriiriga ka jira jidadka halbowlaha u ah isku socodka dadweynaha. Dhismaha laamiyadu qeyb muhiim ah ayay ku yeesheen socdaalka ...
Read More »Ima Keithel – Suuqa dumar-weynaha adduunka ugu weyn.
Muqdisho – Loo yaqaan Suuqa Hooyooyinka, Ima Keithel waa suuq haween-weynaha adduunka ay ku ganacsadaan kan ugu weyn. Dacalladiisa iyo meel kasta oo kamid ah waxaa ku gacansada dumar. Cimrigiisu wuxuu gaarayaa 500 oo sanadood. Wuxuuna ku yaallaa bartamaha Imphal, ...
Read More »La kulankaygii Mama Asli Calanside.
Muqdisho – Galab gaabad casir liiq ah ayay aheyd markii aan fool-ka-fool isku aragnay aniga iyo Asli Calanside oo ku dhawaad saddex toddobaad aan ku howlanaa la kulankeeda, Axmed Cabaade oo la dhashay Asli ayaa ahaa isku xiraha labadeenna in ...
Read More »Ninka Korontada quuta marka uu gaajoodo!
Muqdisho – Naresh Kumar, oo ku nool Muzzafarnagar ee dalka Hindiya, wuxuu sheegtaa inuu heysto hadyad goonni ah. Kaliya ma ahan inuu korontada la fal-geli karo, wuxuu sidoo kale tamartiisa gudaha ka dhalin karaa danab. Sidaas awgeed, uma baahna cunno ...
Read More »Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo dhan 111 xabo.
Muqdisho – Tiiyoo aqlabiyadda Hinduuga ee ku nool Hindiya ay wali doorbidaan wiilasha, xaafad yar oo ku taalla Rajasthan waxay leedahay dhaqan gaar ah oo ay ugu dabaal-degaan gabdhahooda. Taniyo sanadkii 2006, daganayaasha xaafadda Piplantri oo dhacda koofurta degmada Rajsamand ...
Read More »Dar-xumida ay ku jiraan darbi-jiifta Maraykanka.
Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad bulsho oo ka jirta gudaha Maraykanka. Marka loo eego McKinney–Vento Homeless Assistance Act, dadka hoy la’aanta ah waa kuwa la’ gabaad iyo hoyaad joogto ah. Darbi-jiifnimadu waxay mushkilad qaran noqotay sanadkii 1870. Dib-jir badan ayaa ku ...
Read More »