Home / Wararka (page 22)

Wararka

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Muqdisho – Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa bilowday ol’ole loogu magac daray ...

Read More »

Lakulan – Gabadha Soomaaliyeed ee Maalinle ula nool Qur’aan Aqriska!

Muqdisho – Nasro Abdiraxman waxay si maalinle ah ula nooshahay Qur’an aqriska xilliyada aysan macduurka ahayn. “Maanta haddaan aqrin waxaan dareemayaa culeys aad u weyn, waxayna noqotay mid ila fudud,” ayay tiri. “Kahor intaan gelin howlahayga xitaa waan arkayaa anigoo ...

Read More »

Lakulan – Milkiilaha deeqsiga ugu fiican dalka Montenegro.

Muqdisho – Radomir Novakovic Cakan waa guulayste ganacsade ah oo ku nool Montenegro, kaas oo lagu naanayso ‘Milkiilaha ugu fiican Balkan iyo Aboowe’. Cakan oo leh shirkadda iibisa qalabka isboortiga Cakan Sports ayaa dhawaan u gudbay siyaasadda, wuxuu dhawaantanba sameeyey ...

Read More »

Baaqa Naafada Qaranka – Halgamayaal Gargaar u baahan!

Muqdisho – “Waxaan nahay qeybaha nugul ee bulshada kamid ah oo baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana isugu jirnaa naafadii shalay iyo kuwii burburka kadib,” Faalladaas qiirada leh – oo ah dareen maalinle oo ku daabacan qaluubta dadka qaba baahiyada gaarka ...

Read More »

Lakulan: Ninka kuleylka Cadceedda ku duba hilib Digaaga!

Muqdisho – Sila Sutharat, oo ah digaag-dube ku nool  Phetchaburi, Thailand ayaa la yimid hal-fikir lala dhacay kaas oo uu ku dubo digaaga. Halkii uu ka isticmaali lahaa dhuxul iyo danab, wuxuu adeegsadaa 1,000 dhalooyin moobil ah kuwaas oo sare ...

Read More »

Shirkad shaqaaleysiinaysa da’da ka weyn 55 jir!

Muqdisho – EverYoung oo ah shirkad tiknoolojiyeed xarunteedu tahay caasimadda Seol, Koofur Kuuriya ayaa leh hannaan gaar ah oo adag kaas oo ay u marto qaadashada shaqaale cusub – musharraxu waa inuu ugu yaraan jiraa 55 sano. Waxay sidaas kusoo ...

Read More »

Burkina Faso – Dhaxalkii Thomas Sankara iyo Maalmaheedii Dahabiga!

Muqdisho – Kadib ku nagaashaha xukunka dalkiisa Burkina Faso, halkan waxaa idin kugu soo gudbin karnaa guulihii uu ku hoggaamiyay wadankiisa muddadiisii afarta sano. Thomas Isidore Noël Sankara oo ifka joogay intii u dhaxaysay 21 December sanadkii 1949 ilaa 15 ...

Read More »

Qoys Cafis u fidiyay Dilaaga Aabahood.

Washington – Carruurta ninkii lagu toogtay muuqaal facebook toos ah ayaa cafiyay dilaaga – saacado kahor intaan lagu dhawaaqin inuu isagu is dilay. Steve Stephens, oo 37 jir ah, ayaa toogtay 74 jirka Robert Godwin oo ah aabe 10 carruur ...

Read More »

14 June – Maalinta Caalamiga ee Dhiig-ku-deeqista.

Muqdisho – Taariikhdu waa in kor loogu dhigaa wacyiga la xiriira muhiimadda dhiig ku deeqista iyo in dadka lagu dhiirri-geliyo inay bixiyaan, isla markaana looga mahad-celiyo kuwa dhiiga bixiya sida ay u badbaadiyaan nolosha Aadanaha shardi la’aan. Waxaa la qiyaasaa ...

Read More »

Hallerbos – Keynta Buluugga ee Biljamka.

Muqdisho – Badi waqtiyada sanadka, Hallerbos waa mid qurux badan iyo mid aan la xusi karin oo dhacda bartamaha Biljam una dhow magaalada Brussels. Si kastaba, bilaha April iyo May, waxay isku badashaa Keynta Buluugga ah soo jiidasho dabiici ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan