Home / Wararka (page 60)

Wararka

Daawo: Fal celintii ay sameeyeen cayaartoyda xulka Uruguay markii loo tumay astaan calan dal kale ah

Bilowga cayaar walba oo heer caalami ah, qaramada midba inyar ayaa loo aamusaa oo loo tumaa heesta calankooda. Cayaartoyda xulka qaranka Uruguay ayaa loo saaray astaan aan aheyn toodii qaran xilli ay ka qeybgalayeen xagaagan tartanka Cope America Centenario. Gegada University ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Waxyaabo ay tahay inaad qariso si aad ugu guuleysato shaqadaada

Furfurnaanta qofka shaqaalaha ah waxa ay dhistaa oo ay xoojisaa  xiriirkiisa xirfadeed laakiin waxaa jira waxyaabo ay adag tahay inuu qofka shaqaalaha ah shaaciyo ama uu sheego hadduu sameeyana waxa ay dhaawacaysaa shaqadiisa ama xirfadiisa . Si uu qofku u ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dalka ka anbabaxay si ay cayaaro caalami ah u soo dhexdhexaadiyaan

Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka ambabaxay garsoorayaal Soomaaliyeed oo gaaray gegada Joma Kenyata ee magaaladda Nairobi. Garsoorayaasha ayaa kusii jeeda magaaladda Khartoum ee xarunta dalka Sudan, halkaa oo ay ku soo dhexdhexaadin doonaan cayaar. Afarta garsoore ee dalka ...

Read More »

Toddobo ruux oo u geeriyootay kaddib markii ay ku mashquuleen iska qaadista sawiradda Selfie

Dhowaan waxaan idiin soo bandhignay gooro aanay habooneyn in la iska qaado sawirada Selfie oo dadku ay isa sawiraan iyagoo qaarkood jooga meelo halis ah. Maanta booliska degmada  Kanpur ee gobolka Uttar Pradesh ee dhaca Waqooyiga dalka Hindiya ayaa baahiyay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Neymar Jr. oo ku biiray koox cusub !!!

Weeraryahanka xulka qaranka Brazil Neymar Jr. ayaa wadahadalo soo jiitamay oo qandaraas kordhin ah la meel dhigi waayay kooxda Barcelona, waxaana furmay suurto galnimada uu laacibku kooxda Catalonia ka dhaqaaqi karo. Cabsida ah in Neymar uu koox cusub ku biiri ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Schweinsteiger oo noqday xiddiga ugu safashada badan Jarmalka tartanka Euro

Qadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa xalay sameeyay diiwaan cusub kulankii ay dharbaaxada ku dhufteen xulka Northern Ireland. Horaan kulankii ay dhantaaleen Ukraine ayuu kursiga keydka kasoo kacay si uu u barbareeyo diiwaanka ah laacibka ugu safashada badan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan