Home / Wararka (page 9)

Wararka

Hooyo 98-jir ah oo wiilkeeda oo 80-jir ah daryeelaysa!

Muqdisho – Ada Keating, oo hooyo 98-jir ah oo dhashay afar carruur ah ayaa usoo wareegtay xarun karantiil oo lagu xanaaneeyo oo ku taalla Huyton, degmada Liverpool, si ay u daryeesho cunugeeda oo 80-jir ah. Tom ayaa hoyga Moss View kusoo noqday sanadkii ...

Read More »

02 October – Maalinta Caalamiga ee Kahor-tagga Xadgudubka ka dhanka ah Wariyayaasha.

Muqdisho – 11-kii sano ee lasoo dhaafay, tiro dhan 930 wariyayaal ah ayaa loo dilay soo tebinta warar iyo warbixinno bulshadoodu u baahan tahay. Celcelis ahaan, tani waxay isku ururinaysaa 1 dhimasho afartii maalmoodba. 90% dilalka wariyaasha loo geysto ma ...

Read More »

Arday labada gacmood – mar qura – wax ku wada qori kara.

Muqdisho – Iskuul ku yaalla xaafadaha fog ee dalka Hindiya ayaa dareenka warbaahinta kusoo jiitay markii 300 oo ardaydiisa kamid ah la ogaaday inay leeyihiin awoodda ay labada gacmood – mar qura – wax loogu qori karo. Warbixin ayaa lagu ...

Read More »

31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka.

Muqdisho – Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa 27 December sanadkii 2013-ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Hal-ku-dhegga guud ee Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka waa magaalo fiican iyo nolol hagaagsan, waxaana looga golleeyahay in lagu ...

Read More »

Nin Saddex sano geed ku dul noolaa oo dhulka ugu danbeyn lasoo dhigay!

Muqdisho – 47-jir ku nool degmada La Paz ee gobalka Agusan del Sur, dalka Filibiin waxaa dhulka uu cagaha soo dhigo ugu danbeysay sanadkii 2014-ka kahor inta uusan ku korin geed dheer oo gurigiisa ku agyaal. Taniyo markaas dhulka sooma booqan, ...

Read More »

Mexico – Muslimiinta ku nool bartamaha bulshada Maya

Mexico – Bulsho tira-yar oo Muslimiinta ayaa ku koraya bulshada Maya ee Mexico halkaas oo ragu ay xiranayaan koofiyado: dumarkuna xijaab taas oo ku dhex milan dhaqanka bulshada Maya. “Dadku waxay nagu eegi jireen fiiro gurracan markii aan islaamnay, waxay ...

Read More »

Arday Caleemaha Geedaha oo kaliya ka sameeyey Dhar lagu labisto.

Muqdisho – Afar arday oo dhigata Jaamacadda Hefei ee bariga Shiinaha ayaa dhawaan caddeeyey in caleemaha geedaha ay ku filan yihiin dhar ahaan in loo xiran karo. Sawirada afarta arday oo ku labisan caleemaha ayaa ku baahay baraha bulshada ee dalka ...

Read More »

Nin saxan cayayaan ku jiro wada cunay kuna guuleystay dahab badan.

Muqdisho – Nin ku nool dalka Shiinaha ayaa maareeyey cunista saxan cayayaan badan oo ka buuxo si uu ugu guuleysto dahab. Tartankan ayaana lagu qabtay magaalada Yunnan. Dad badan ayaa isku diiwaan-geliyay inay u tartamaan ku guuleysiga dahabka. Ka qeyb-galayaasha waxaa ...

Read More »

Nin dharbaaxo indhaha ugu shubay gabar ka diiday inuu habsiiyo!

Muqdisho – Nin habsiiya dadka si farxadaysan oo ku nool New York City, ayaa si xun u weeraray haweeney ka diiday inay habsiiso, marka loo eego waaxda booliska New York. 25-jirka Jermaine Himmelstein wuxuu u baxaa bannaanada Union Square, halkaas oo dadka socotada ...

Read More »

Laba nin oo loo xiray badbaadinta Badbaadiso Show loo sameynayay.

Muqdisho – Laba nin oo xayawaannada jecel ayaa loo xiray kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka Dolphin Show ah oo ka dhacayay Japan. Laba dalxiise oo sidoo kale ah geyfane u dooda noolaha waxaa la xiray maalintii Sabtida kadib markii ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan