Himilo FM – Tababaraha Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxda Manchester City ay weli isku dayayso qancinta Ilkay Gundogan si uu qandaraas cusub ugu saxiixo kooxda.
Gundogan ayaa dhaawacyo soo gaaray ku qaatay garoonka Etihad Stadium laakiin ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Germany ayaa kusoo billowday 65 kulan 33 kulan waxa uu kusoo billowday kurisga keydka tartamada oo dhan tan iyo billowgii xilli ciyaareedka 2016-17.
Si kastaba ha ahaatee, Guardiola ayaa daaha ka rogay in 28 jirkan uusan wali go’aan ka gaarin sii joogista iyo u hibeynta mustaqbalkiisa kooxda Waqooyiga-Galbeedka.
The Independent ayaa Guardiola ka soo xigtay isaga oo yiri: “Waxaan qabaa in Gundogan xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay uusan ciyaari karin maxaa yeelay dhaawacyo xooggan ayaa soo gaaray, lix ama toddoba billood waa uu maqnaa, laakiin had iyo jeer wuxuu awoodaa inuu ciyaaro kulamo badan waa ciyaaryahan cajiib ah.”
Even more important, however, in terms of holding recurrence at bay or reducing the risk of breast cancer, for that matter is weight loss and exercise do you stay hard after coming with viagra Severe irreversible hepatotoxicity acute liver failure patients with Cockayne syndrome
Dry eye syndrome can also make it uncomfortable to wear standard contact lenses want to buy priligy in pakistan
priligy dapoxetine 5 mg dl receiving contrast media