Home / Arrimaha Bulshada / Imaaraadka oo 1 bilyan oo dayn ah siinaya Kenya.

Imaaraadka oo 1 bilyan oo dayn ah siinaya Kenya.

Himilo-Imaaraadka carabta oo 1.5 bilyan oo dollar oo dayn ah siineysa dowlada Kenya iyadoo dulsaarkeedu yahay 8.5%, taasoo ka dhigan in Kenya ay ka maarmi karto canshuur kordhintii dhawaan dalkaa rabshada ka dhalisay.

Imaaraadka carabta oo doonaya in uu saameyn weyn ku yeesho dalkan bariga Africa dhaca ayaa ka faaideysanaya faqriga sii xooggeysanaya ee saameynta ku yeeshay dalkan.

Wasiirka Maaliyadda Kenya John Mbadi ayaa arintan ku tilmaamay mid Kenya u horsiidi doonto barwaaqo.

Warkaa markii uu soo dhacay kadib waxaa sare u kacay sarifka doollarka ee Kenya iyadoo sidoo kale saamiyada ganacsiga uu sarre u kacay 2%.

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan