Iyada oo lagu jiro Ciidda Carafo ayaa sanadkasta xilligan oo kale waxaa isbeddel xagga qiimaha ah laga dareemaa Suuqyada Xoolaha Muqdisho iyo guud ahaan dalka.
Qaar ka mid ah Wariyayaasheena ayaa tagay mid ka mid ah Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha Nool ee loo adeegado Udxiyada.
Warbixitan ku daawo isbeddelka qiimaha xollaha xilliga Ciidda Carafo.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/583351710538960/