Home / Habka-Nolosha / RW Boris Johnson oo ka hadlay miisaankiisa

RW Boris Johnson oo ka hadlay miisaankiisa

Himilo – Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu dhimmo qeyb kamid ah miisaankiisa laakiin taasi kama dhigna ayuu yiri in aan iska joojiyo cuntada aan xiiseeyo.

Boris Johnson ayaa ku sheegay wareysi uu bixiyay in dhimmista miisaanka u baahan tahay dadaal xooggan oo ay tahay in uu qofka diiradda saaro.

“Waan ku fekeray arrinta, laakiin waxay u baahan tahay in diiradda la saaro, ” ayuu yiri Boris Johnson.

Waxa uu intaa raaciyay “Suuragal iima noqoneyso in aan noqdo qof cunna keliya dhirta, tani waxay noqon kartaa danbi ka dhan ah dadka jecel cuntooyinka kale.”

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan