Himilo-Loolanka ticnoolajiyada waxa uu soo bilowday xilli hore, tan iyo markii dadka dunidu ay bilaabeen tartanka wax soosaarka warshadaha waxaa soo baxay shirkado caan ka noqday caalamka, kuwaa oo ku tartamaya wax soo saarkooda, hadabada goorma ayaa la aasaasay shirkadaha ugu waaweyn dunida ee ku tartama tijnoolajiyada.
1865 Nokia
1875 Toshiba
1885 Nintendo
1911 IBM
1928 Motorola
1938 Samsung
1939 HP
1946 Sony
1968 Intel
1975 Microsoft
1976 Apple
1984 Dell
1984 Cisco
1993 Nvidia
1994 Amazon
1997 Netflix
1998 Google
1999 Salesforce
2003 Tesla
2004 Facebook
2006 Twitter
2008 Airbnb
2009 Uber
2011 Zoom
2012 Coinbase
2015 OpenAI
2016 TikTok