Himilo- Dabka ayaa baabi’iyey 10,000 oo dhisme sida laga soo xigtay Jorge Garcia oo ah madaxa dabdamiska ee Los Angeles, isagoo hadalkiisa ku daray inay dhimashado gaartay 10 qof.
Dabka ka socda Los Angeles ayaa u qeynsan shan aag oo kala duwan iyadoo ay sii hurinayaan dabeo xoogga oo aagga kajira.
Dabka ka socda dhinaca galbeed ee magaalada ayaa ah kan ugu weyn uguna waxyeelada badan isagoo noqday dabkii ugu weynaaee taariikhda Los Angeles, iyaga oo gubay in ka badan 34,000 acres ama qiyaastii 53 mayl oo laba jibbaaran
Tirada dhimashada ee dababka ayaa kor u kacday ilaa 10 qof, sida ay sheegtay duqa Degmada Los Angalis.