Home / Arrimaha Bulshada / Yaxaaskii ugu weynaa taariiqda xayawaanada la xanaaneeyo oo geeriyoday

Yaxaaskii ugu weynaa taariiqda xayawaanada la xanaaneeyo oo geeriyoday

Himilo- Yaxaaskan oo dhararkiisu uu gaaraye 5.48 mitir waxaa lagu haye dalka Australian, Muddo qarni kabadan, waxa uuna geeriyooday isagoo da’diisu tahay 110 sanno.

Yaxaaska oo culeyskiisu gaaraye hal ton, ayaa xaaladiisa caafimaad sii xumaanaysay tan iyo Oct 15, sida ay warisay hey’ada Marineland Melanesia Crocodile Habitat.

“Wuxuu ahaa da’ waxaana la aaminsan yahay inuu noolaa wax ka badan cimriga Yaxaasyadu ay gaaraan”

Celcelis-ka da’da Yaxaasyada ayaa la aaminsanyahay inaysan dhaafin 70 sanno.

Barkadda uu ku noolaa waxaa la keenay sanadkii 1987-kii kadib markii laga soo raray deegaan dalxiisa west Territory halkaa oo dalxiisayaasha ugu badan ee taga Austria ay booqdaan.

Yaxaaskan ayaa kamid noqday waxyaabaha lagu qoro buugga layaabka dunida ee World Record.

 

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan