Home / 2019 (page 74)

Yearly Archives: 2019

Philippe Coutinho oo loo soo bandhigay PSG

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa loo soo bandhigay fursad ay kula soo saxiixan karto Philippe Coutinho xagaagan, sida laga soo xigtay wargeysyada Spain. Barcelona ayaa keliya la saxiixatay Coutinho bishii Janaayo 2018, waxaana ay ku kharash gareysay lacagta rikoorka suuqa ...

Read More »

Tottenham oo dalab u dirtay laacib ay dooneyso Man United

Himilo FM –Tottenham ayaa dalab u dirtay xiddiga kooxda Lyon Tanguy Ndombele, sida ay sheegayaan wararka. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa waxaa doonaya kooxo badan oo ka dhisan Yurub oo ay ku jiraan Manchester United iyo Manchester City. United ayaa la ...

Read More »

Sacuudiga: Shuruudaha guur ee gabar dhallinyaro ah oo dood laga keenay

Himilo FM –Dalka Sacuudiga, dood adag ayaa ka dhalatay shuruudo guur oo ay soo bandhigtay gabar islamarkaana loo arkay kuwa aan macquul aheyn sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Fowz Alcatiibi ayaa difaacday shuruudaha guurka oo ay shaacisay iyadoo tilmaamtay ...

Read More »

Arsenal oo xiriir la sameysay AC Milan

Himilo FM –Unai Emery ayaa lagu soo waramayaa in uusan ku qanacsaneyn goolhaye Bernd Leno, waxaana uu doonayaa inuu Gianluigi Donnarumma ka keeno kooxda AC Milan. Leno ayaa ugu biiray Gunners £ 19.3m xagaagii lasoo dhaafay, waxaana uu xilli ciyaareedkii ...

Read More »

Philippines: Inka badan 500 Bilyan oo geed ayaa la beerayaa

Himilo FM –Ardayda dalka Philipiness ee ka baxaya dugsiyada sarre ayaa ku qasban inay beeraan ku dhawaad 10 geed kahor inta aysan ka bixin dugsiga sida uu farayo sharci cusub. Sharciga dhawaan dhaladka ah ayaa dib u soo nooleynaya dhaqanka ...

Read More »

FC Porto oo aqbashay inay daafac ka iibiso Atletico Madrid

Himilo FM –Porto ayaa ogolaatay inay ka iibiso Felipe kooxda Atletico Madrid heshiis 20 milyan oo Euro ah, sidaasi waxaa sheegay kooxda reer Portugal. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa FC Porto kaga soo biiray Corinthians sannadkii 2016, waxaana uu ku guuleystay ...

Read More »

Newcastle oo laga iibinayo bilyaneer u dhashay Imaaraadka Carabta

Himilo FM –Mike Ashley ayaa ogolaaday inuu Newcastle  kaga  iibiyo 350 milyan oo ginni ninka ay  ilmo adeerka yihiin milkiilaha kooxda Manchester City Sheikh Mansour. Ashley ayaa si rasmi ah usoo bandhigay in uu iibinayo  Newcastle bishii October 2017 laakiin ...

Read More »

Shiinaha: Nin dhallinyaro ah oo fagaare lagu dharbaaxay 52 jeer!

Himilo FM –Dalka Shiinaha, nin dhallinyaro ah ayaa wajahay xaalad adag oo kaga timid gabar uu saaxiib la yahay oo ku dhiiratay inay ku dharbaaxdo meel fagaare ah 52 jeer. Sababta waxaa loo celinayaa markii uu wiilka u soo iibin ...

Read More »

Man United oo dhanka suuqa kula dagaalami doonta Man City

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay kula biirtay Manchester City billowga wadahadalada ah oo ay kula jirto ciyaaryahanka khadka dhexe Monaco Youri Tielemans. Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium waa ciyaaryahan ku soo baxay suuqa kala iibsiga ...

Read More »

Juventus oo u bandhigaysa Dybala iyo Alex Sandro Manchester United

Himilo FM-Juventus ayaa Paulo Dybala iyo Alex Sandro u soo bandhigi doonta Manchester United si ay ugala soo saxiixdaan Paul Pogba. Pogba ayaa isha ku haya inuu ka tago United xagaagan, waxaana uu u furan yahay inuu ku biiro Real ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan