Himilo – Dani Ceballos ayaa baaqi kusii ahaan doona Arsenal ilaa iyo dhammaadka xilli ciyaareedkaan kaddib amrkii Real Madrid ay aqbashay in laacibka ammaah ugu sii ciyaaro kooxda ku ciyaarta Emirates, sida ay ku waramayaan warbaahintu. Laakiin 23-jirkaan ayaa fursad ...
Read More »Daily Archives: June 20, 2020
Tim Sherwood oo sheegay ninka ku wacan kabtannimada Man Utd
Himilo – Manchester United hoggaamiyaheeda Ole Gunnar Solskjaer waa in uu dowrka kabtannimo ka xayuubiyoaa Harry Maguire isla markaanna la siiyaa Paul Pogba, sida uu ka dhawaajiyay Tottenham tababaraheedii hore Tim Sherwood. Maguire ayaa hoggaaminta loo magacaabay bishii January ee ...
Read More »Daraasad: Waalidiinta carruurta 2037 ayaa noqonaya kuwa iska bartay Internet-ka
Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in muddo 20 sanno gudaheed ah in carruurta dhasha waalidiintooda noqon doonaan kuwa iska bartay baraha bulshada si ka duwan habab dhaqameedka kale. Baaritaanka oo ay sameeyeen arday katirsan jaamacadda Imperial College ...
Read More »20 June- Maalinta caalamiga ee Qaxootiga
Himilo – Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo ...
Read More »