Himilo – Saxaafadda Hindiya ayaa tebinaysa sheekada nin dacwad ka gudbiyay shirkadda Google qeybteeda ‘goobeynta’ Google Map – isaga oo yiri: “Waxay noqotay aalad ay xaaskaygu igu raadgurto mar kasta oo aan guriga ka baxo.” R Chandrasekhar, oo 49 jir ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
Man United oo ku guuldareysatay inay kordhiso heshiiska ammaahda ee Ighalo
Himilo – Manchester United ayaa ku guuldareysatay inay kordhiso heshiiska ammaahda ah ee weeraryahanka Shanghai Shenhua Odion Ighalo. Iyada oo laacibka reer Nigeria uu dhaliyay afar gool siddeed kulan tan iyo markii uu yimid kooxda bishii Janaayo, United ayaa xiiseynaysay ...
Read More »La kulan – Tima jaraha 6 jirka ah ee u xiira haweenka!
Himilo FM – Muuqaal lagu baahiyay shabakadaha Internet-ka ayaa muujiyay tima jaraha ugu da’da yar caalamka oo dhan isaga oo timaha ka jaraya haween. Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in waalidiinta wiilka yar ee 6 jirka ah inay bareen xirfadda ...
Read More »Lampard oo cayaaryahanno cusub ku biirinaya Chelsea
Himilo – Tababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa shaaciyay in uu doonayo in uu cayaaryahanno cusub ku soo daro safka koowaad ee kooxda. Inkasta oo xannibaad laga saaray suuqa balse mar danbe laga qaaday haddana Chelsea ayaa ku guuldareysatay inay qaadato ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Doorasho
1-da June: Maalinta caalamiga ee waalidiinta
Himilo – Intii lagu guda jiray siddeetameeyadii, Qaramada Midoobay ayaa billowday inay diiradda saarto arrimaha la xiriira qoyska. Sannadkii 1983-dii, iyada oo laga duulayo tallooyin uu soo jeediyay golaha dhaqaalaha iyo bulshada, guddiga hay’adda ee horumarinta bulshada ayaa baaq uu ...
Read More »