Himilo – Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya Lautaro Martinez kahor suuq furanka xagaaga. Barcelona ayaa u aragta cayaaryahanka reer Argentine beddalka Luis Suarez iyada oo si weyn loola xiriiriyay laacibka bilihii ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Lakulan – Gabadha 19 jirka ah ee magacyada u bixisa carruurta Shiinaha
Himilo – Beau Jessup oo 19 jir hal-abuure ah ayaa boqolaal kun oo doolar waxay ka heshay adeeggeeda online-ka ah ee “Special Name” kaasi oo waalidiinta Shiinaha ka caawiya inay magac Ingiriis ah u dooraan carruurtooda. Dalka Shiinaha, magac habboon ...
Read More »Daafaca Tottenham Hotspur oo wadahadallo kula jira Roma
Himilo – Roma ayaa la tilmaamayaa inay xoojineyso dadaalka ay ku dooneyso saxiixa daafaca Tottenham Hotspur Jan Vertonghen. Kaddib muddo 8 sanno ah oo uu joogay Waqooyiga London, Vertonghen ayaa la filayaa in uu dorto koox cusub dabayaaqada 2020-ka. Iyada ...
Read More »Masjid salaadda Subax kaddib Jimicsi loogu sameeyo Jamaacada
Himilo – Masjid ku yaalla gobalka Halabja ee Kurdistan ayaa xiisad jimicsi ah siinaya Jamaacada Masjidka soo xaadirta Salaadda Subax si ay maalinkooda firfircooni ugu qaataan. “Qof ahaan, jimicsigan waxaan kaga bogsaday jajabka iyo xanuunka dhabarka iyo lafaha,” ayuu yiri ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Doorasho
Newcastle United iyo Everton oo ku biiray tartanka loogu jiro Franck Kessie
Himilo – Newcastle United iyo Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ku biireen tartanka loogu jiro khadka dhexe ee kooxda AC Milan Franck Kessie. Inkasta oo cayaaryahanka reer Ivory Coast uu muhiim ka yahay garoonka San Siro, haddana Milan ayaa ...
Read More »Xog ku saabsan marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka
Himilo – Kanaalka Suweys waa marin-biyood laga sameeyay Masar kaasi oo xiriiriya badaha Mediterranean-ka iyo badda cas. Kanaalkani waxa uu Masar u leeyahay ahmiyad weyn, waana il-dhaqaale wanaagsan ka soo galo dalkaasi. Tirada marakiibta isticmaashay kanaalkani sannadkii 2013 ayaa gaaraysa ...
Read More »Dani Ceballos oo sannadkan dhammeysanaya joogintaankiisa ammaahda Arsenal
Himilo – Dani Ceballos ayaa baaqi kusii ahaan doona Arsenal ilaa iyo dhammaadka xilli ciyaareedkaan kaddib amrkii Real Madrid ay aqbashay in laacibka ammaah ugu sii ciyaaro kooxda ku ciyaarta Emirates, sida ay ku waramayaan warbaahintu. Laakiin 23-jirkaan ayaa fursad ...
Read More »Tim Sherwood oo sheegay ninka ku wacan kabtannimada Man Utd
Himilo – Manchester United hoggaamiyaheeda Ole Gunnar Solskjaer waa in uu dowrka kabtannimo ka xayuubiyoaa Harry Maguire isla markaanna la siiyaa Paul Pogba, sida uu ka dhawaajiyay Tottenham tababaraheedii hore Tim Sherwood. Maguire ayaa hoggaaminta loo magacaabay bishii January ee ...
Read More »