Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa wali rajo ka qaba in uu ku laabto Barcelona inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Brazil ayaa si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo Cam Nou kahor ...
Read More »Monthly Archives: June 2020
Farriin caafimaad oo u digaysa ragga aan khuraacan!
Himilo – Natiijada daraasad ay sameysay jaamacadda Harvard ayaa tilmaamtay in ragga aan khuraacan markasta ay u nugul yihiin cuduradda ku dhaca wadnaha gaar ahaan xanuun xanniba dhiigga taga wadnaha. Wargeyska “Circulation” ayaa daabacay baaritaanka oo qeexay in ragga aanan ...
Read More »7-da June: Maalinta caalmiga ah ee badbaadada cunnada
Himilo – Waa sannadkii labaad oo la xusayo maalinta Badbaadada Cuntada Adduunka iyada oo sannad kasta 7-da Juun loo dabaal deggo si loo dhiirri geliyo ficillada lagu caawinayo ka hortagga, ogaanshiyaha iyo maaraynta halista cuntada soo wajaheysa, islamarkaana gacan laga ...
Read More »West Ham United oo hoggaamineysa tartanka loogu jiro Batshuayi
Himilo – West Ham United ayaa loo badinayaa inay tahay kooxda ugu cad cad tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Chelsea Michy Batshuayi. Sida laga soo xigtay The Express, 26 jirka ayaa la soo warinayaa in uu u dhaqaaqayo garoonka London ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna
Cudurrada dhimirka: $16 Tiriliyoon ayaa ku baxeysa illaa 2030-ka
Himilo – Warbixin cusub ayaa daaha ka qaaday in haddii aan waxba laga qaban cudurrada dhimirka ee dunida ku soo kordhaya illaa sanadka 2030-ka in lagu weynayo dhaqaale ka badan 16 Tiriliyoon oo doolar. Warbixinta majalada Lancet ayaa lagu xusay ...
Read More »Man United oo Real kaga hormareysa saxiixa Donny van de Beek
Himilo – Manchester United ayaa ka arrinsaneysa cusbooneysiinta xiisaha cayaaryahanka khadka dhexe ee Ajax Donny van de Beek. Inkasta oo kooxda horyaalka Ingiriiska lala xiriiriyay laacibka qaranka Netherlands haddana tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la tilmaamayaa in uu diiradda saarayo ...
Read More »Chelsea oo dooneysa saxiixa Ben Chilwell
Himilo – Cayaaryahanka Ben Chilwell ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed u yahay kooxda Chelsea oo dooneysa inay la wareegto xagaaga. Chelsea ayaa ku jirta suuqa iyada oo dooneysa in weeraryahanka RB Leipzig Timo Werner ay ka saxiixdo heshiis ...
Read More »Wax ka ogow saameynta iskaalshada/siksaanta lagu jiifto
Himilo – Tan iyo muddo sannado ah, waxay dood badan ka taagan tahay dhaqanka dad badan oo ku jiifta iskaalshada ama siksaanta hase ahaatee waxay hadda u muuqataa in si cilmiyeysan looga jawaabi karo saameynta arrintaasi. Dalka Mareykanka, 44% dadka ...
Read More »