Home / 2020 / October (page 11)

Monthly Archives: October 2020

WHO: Waqtiga ugu wanaagsan ee laga hortagi karo soo laba kacleynta Corona waa hadda.

Himilo – COVID-19 ma noqon doono xaaladdii caafimaad ee ugu danbeeyay ee soo marta caalamka, waxaase loo baahan yahay in dunidu iska kaashato diyaargarow deg deg ah oo la sameeyo, sidaasi waxaa leh WHO. Cuduradii horey uga dillaacay caalamka, waxey ...

Read More »

Arsenal oo isha ku heysa soo qaadashada Jorginho

Himilo – Sida ay ku warameyso Goal.Com, Arsenal ayaa diiradda saartay soo qaadashada khadka dhexe Chelsea ee Jorginho, kaddib markii ay seegeen xiddiga Lyon,  Houssem Aouar. Arsenal ayaa lala xiriirinayay soo qaadashada Aouar suuqa xagaagan iyaga oo ku dalbaday €35 ...

Read More »

Serif Velic: Ninka aaska u sameeyay gurigiisii burburay

Himilo – Serif Velic, oo kasoo jeeda muslimiinta Bosnia waxa uu ahaa shaqaale warshad biraha soo saarta, markii uu guri yar oo uu ku noolaado ka dhistay xaafadiisii Kevljani sanadkii 1974-kii. Nasiib darrase gurigiisii waxa uu ka mid noqday kumanaan ...

Read More »

Rooney: Man Utd waa in ay 100 milyan ku iibsadaan Kane iskana illaawaan Sancho

Himilo – Xiddigii hore Red Devils ayaa kooxdiisa ku dhaleeceeyay in ay diiradda saareen saxiix qaldan suuqa kala iibsiga xagaagan. Wayne Rooney ayaa rumeysan in Manchester United u wanaagsanaan laheyd in lacagaha badan ee £100 milyan ah ay ku bixiyaan ...

Read More »

Samafale shaqaaleysiiya dadka naadafada ka ah maqalka

Himilo – Uwe Brutzer, milkiilaha foorno lagu dubo rootiga oo ku taalla bartamaha Shiinaha, ayaa shaqo abuur u sameeya dadka naafada ka ah maqalka, go’aankaas oo ay adag tahay in dadka badankii ku dhiiradaan. Samafale brutzer, ayaa isaga iyo xaaskiisa ...

Read More »

Madaxda Barcelona oo beeniyay in Ousmane Dembele kooxda ka tegayo

Himilo – Sida ay ku warrameyso Barca Blaugranes, agaasimaha farsamada  Barcelona ee Ramon Planes ayaa hoos u dhigay wararka xanta ah ee sheegaya in garabka kooxda Ousmane Dembele si weyn loola xiriirinayo u dhaqaaqitaanka Manchester United xagaagan. Manchester United ayaa ...

Read More »

Manchester United oo iibineysa Daniel James

Himilo – Manchester United ayaa la werinayaa iney iibineyso Daniel James si lacagaha kasoo xarooda iibkiisa lacag loogu daro kuna soo qaataan xiddigga Borussia Dortmund ee Jadon Sancho. United ayaa ceyrsaneysa laacibka qaranka England xilli lasoo gabagabeynayo suuqa October 5, ...

Read More »

Nin xabsi qalqaalsaday si uu kaga dhuunto gabadh ay sheeko wadaag yihiin

Himilo – Waxaa uu doonayay inuu helo goob uu kaga nasto dalabyada guur ee is daba joog ah ee kaga imanayey saaxiibtiis markii uu xaday sameecad qiimaheedu yahay 285 oo doolar. Waxa uu u sheegay boliiska inuu raadinayay meel uu ...

Read More »

Cilmibaaris: Cabista qaxwada kahor quraacda waxa ay isku dheelitirtaa sokorta ku jirta dhiigga

Himilo – Cilmi-baaris cusub oo ay sameeysay xarunta nafaqada, jimicsiga iyo dheef shiidka ee jaamacadda Bath, ayaa lagu sheegay in cabista koob qaxwa ah kahor quraacda ay kaalin ka qaadato isku dheelitirka sokorta ku jirta dhiigga aadanaha. Cilmibaarista oo lagu ...

Read More »

Soomaaliya: 3,588 kiis oo Coronavirus ah ayaa laga diiwaan galiyey

Himilo – Sida ay ku qeexdo WHO, Coronavirus waa bah feyrus oo isku tagay, kuwaas oo sababa xanuunka Covid-19. Astaamaha ugu badan ee lagu arko qofka uu ku dhaco waa Qandho, Qufac qalalan, iyo daal, astaamaha kale sida dhuun xanuunka, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan