Home / 2020 (page 2)

Yearly Archives: 2020

Chelsea oo dhageysaneysa dalab kaga imaanaya Juventus

Himilo – Kooxda Serie A ee Juventus ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqayaan daafaca dhexe Germany ee Antonio Rudiger isbuucyadii lasoo dhaafay. Daafaca naadiga Chelsea ayaa si weyn loola xiriirinayay ka dhaqaaqitaanka garoonka Stamford Bridge isaga oo xiisa ka helaya ...

Read More »

K/Kuuriya oo xaqiijisay kiisaskii ugu horreeyay ee feyruska cusub ah

Himilo – Adeegayaasha Caafimaadka dowladda Koofur Kuuriya ayaa xaqiijiyay seddaxdii kiis ee ugu horreeyay ee ah feyruska cusub. Dadka laga helay oo isku qoys ahaa ayaa waxaa todobaad kahor ay ka yimaadeen magaalada London. Sida ay sheegtay dowladuna, mudadaasi waxaa ...

Read More »

Suthar: “Waxey dadku ii arkaan mid khaasa”

Himilo – Devendra Suthar, waa 47-jir ku nool galbeedka India waxaa uu ku shaqeystaa xirfadda fuundinimada, waxa uu sheegay inuu aad uga taxadaro farahiisa, si uusan isaga jarin maadaama uu leeyahay 22 faradood iyo 6-Suul. Gacan waliba waxa uu ku ...

Read More »

Gumber: 12-jirkii xusuustiisa ay u horseeday guusha

Himilo – Siddhant Gumber, oo ku nool magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa magaciisa lagu dhigay buugga Guinness World Record, kaddib markii uu daqiiqad gudaheed ku gartay kuna sheegay midabada 39 diyaaradood. 12-jirkan oo asal ahaan kasoo ...

Read More »

Barcelona oo isha ku heysa heshiiska Eric Garcia

Himilo – Barcelona, ayaa rajeyneysa in heshiis hore dhac ay la gaarto xiddiga Manchester City Eric Garcia, marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ee sanadka 2021. Mundo Deportivo, ayaa warineysa in heshiiskaasi qalinka lagu duugi doono billawga ...

Read More »

Klopp: Milner waa xulashadeyda koowaad ee gool-ku-laadyada

Himilo – Jurgen Klopp, tababaraha Liverpool ayaa xaqiijiyay in James Milner uu noqonayo xiddiga koowaad ee kooxda u tuuri doona gool-ku-laadyada, halka dookha labaadna uu yahay Mohamed Salah, sida uu daabacay Gool.com. Inkasta oo ruuxii loo arko uu tuuri karo ...

Read More »

WHO: Covid-19 ma noqon doono cudurkii ugu danbeeyay ee caalami ah

Himilo –  Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa ka digeysa in cudurka Covid-19 ee gaaray dhammaan wadamada caalamka uusan noqon doonin midkii ugu danbeeyay ee wada gaara dunida. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Madaxa WHO oo fariin muuqaal ah oo ku beegay ...

Read More »

Yurub oo dadkeeda nugul ka tallaaleysa Covid-19

Himilo –  Dhowr dal oo reer Yurub ah ayaa billaabaya in dadkooda nugul ay ka tallaalan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, xilli feyruska cusub ku fidayo caalamka WHO-na ay ka digeyso inuusan noqon doonin midkii ugu danbeeyay. Tallaalkii ugu horreeyay ...

Read More »

Al-Marajlah: Ninka la nool Libaaxyada

Himilo – Dad badani kuma dhiiran iney ku dhawaadaan xayawaanada duurjoogta ah ee halistoodu badan tahay iskaba daaye iney guriga ku haystaan, balse nin Ciraaqi ah oo lagu magacaabo Ghali al-Marajlah, ayaa tijaabiyay halistaasi. Muddo toban sano ah ayuu Libaaxyo ...

Read More »

Chelsea oo qaadacday in amaah ay ku fasaxdo da’yarkeeda Anjorin

Himilo – Kooxda Chelsea ayaa la warinayaa in amaah aysan ku fasaxi doonin xiddigeeda da’da yar ee Faustino Anjorin bisha ina soo aadan ee Janaayo markaas oo uu furmayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Koox dhowr ah oo ka ciyaara Premier ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan