Home / 2020 (page 95)

Yearly Archives: 2020

20 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cadaaladda bulshada

Himilo – Cadaaladda bulshada waa mabda’ tiir u ah wada noolaanshaha nabadeed iyo barwaaqo ee dalalka. Waxay imaan kartaa nuuca cadalaadan marka loo istaago sinnaanta dadka, xuquuqda dadka asalka ah iyo qaxootiga. Waxaa kale oo la tiigsan karaa cadaaladda bulshadda ...

Read More »

Real Madrid oo keliya £50 Milyan ku dooneysa saxiixa Pogba

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku qiimeynayso khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba lacag aan ka badneyn £50 Milyan. Wararka la xiriira cayaaryahanka qaranka Faransiiska ayaa soo badanayay toddobaadyadii ugu danbeeyay iyada oo wakiilkiisa Mino ...

Read More »

Hoggaamiyaha Waqooyi Kuuriya oo $500,000 ku bixiyay heshiis Fardo

Himilo – Waqooyi Kuuriya ayaa inka badan 500,000 doolar ku bixisay fardo laga qaaday Ruushka 10-kii sanno ee la soo dhaafay sida ku cad xoggo dhinaca canshuuraha ah. Xogta oo ay heshay wakaalada wararka Reuters ayaa muujineysa in hoggaamiyaha Kuuriyada ...

Read More »

Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea oo la qiimeynayo

Himilo – Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in la qiimeynayo haddii kooxda xaqiijin weydo inay ku dhammeysato afarta sarre ee horyaalka Ingiriiska xagaagan. Chelsea ayaa la kulantay guuldarradii 9aad ol-olaha 2019-2020 habeenkii Isniinta, taasi oo ka ...

Read More »

Haweeney masjid ku dhistay mushaarka saygeeda oo ay kaydisay 30 sanno

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Sacuudiga ayaa qabsatay baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka kaddib markii ay aruurisay mushaarka saygeeda muddo ku simman 30 sanno islamarkaanna waxay lacagtaasi u adeegsatay inay ku dhisto masjid. Sheekada haweeneyda waxaa baraha bulshada soo ...

Read More »

Khubaro reer Australia ah oo ku fashilmay inay qoorta yaxaas ka soo saaraan taayar mooto

Himilo – Mas’uul katirsan maamulka Indonesia ayaa sheegay in khubaro reer Australia ah ku guuldareysteen inay qoorta yaxaas ka soo saaraan taayar mooto oo ku dhegan sannado badan. Renault Genting oo madax u ah kooxda qaabilsan badbaadinta yaxaaska ayaa xaqiijiyay ...

Read More »

Figo “Saxiixa Mbappe ee Real Madrid waxa uu noqon karaa mid weyn.”

Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ayaa kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan caalamka isaga oo wax badan ku biirin kara Real Madrid haddii uu ku biiro sida uu qabo Luis Figo. Isaga oo 21 jir ah, Mbappe ayaa ...

Read More »

Arsenal oo xoojineysa wadahadallada qandaraaska cusub ee Bukayo Saka

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xoojineyso wadahadallada ay kula jirto Bukayo Saka ee ku saabsan heshiis cusub kaddib markii kooxo badan oo ka cayaara horyaalka Ingiriiska muujiyeen xiisaha ay u qabaan laacibka da’da yar. Saka ayaa sameeyay ...

Read More »

Maxaa Wim Hof loogu yeeraa ‘ninka barafka’?

Himilo – Wim Hof waxa uu sannadkii 1959-kii ku dhashay dalka Holland, waxay dadku ugu yeeraan “ Ninka barafka” isaga oo awood u leh ku dhex jiridda barafka muddo saacado ah taasi oo ka dhigtay in loogu yeero naaneystaan. Farsamadan ...

Read More »

Nin lagu xukumay sannad xabsi ah markii uu si xun ula dhaqmay eyga xaaskiisii hore

Himilo – Maxkamad ku taalla Mareykanka ayaa ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi xabsi muddo hal sanno ah kaddib markii lagu helay in uu si xun ula dhaqmay eyga xaaskiiisa hore. Aaron Davis ayaa lagu eedeeyay in uu si xun ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan