Home / 2021 / October (page 5)

Monthly Archives: October 2021

Dani Alves oo soo jeediyay inuu ku laabto Barcelona

Himilo – Daaficii hore ee Barcelona Dani Alves ayaa daaha ka qaaday inuu u furan yahay inuu ku laabto Camp Nou . 38 jirkaan ayaa ku guuleystay seddex horyaal oo Champions League ah, lix horyaal oo La Liga ah iyo ...

Read More »

77 jir duuliye diyaaradeed ah oo adduunka ku wareega maalin kasta

Himilo – Muhammed Malxis, oo 77 jir ah reer Urdun ah, ayaa awooday inuu ka dhabeeyo riyadiisii ​​fogeyd ee ahayd inuu noqdo duuliye kaddib markii uu gurigiisa ka dhex dhisay nooc kamid ah qaab dhismeedka diyaaradda oo uu ku jiro ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 83aad

Read More »

Juventus oo diyaar u ah inay u cusbooneysiiso Bernardeschi heshiiska

Himilo – Juventus ayaa dooneysa inay ceshato Federico Bernardeschi laakiin waxay rajeynayaan in garabka uu aqbali doono dhimista mushaarka badan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Talyaaniga ayaa haatan qaata € 4m xilli ciyaareedkii, Calciomercato.com ayaana warinaysa in Marwada Duqda ah ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 82aad

Read More »

Barcelona oo iibineysa Sergio Busquets si ay boos ugu hesho Franck Kessie

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay kala tagaan xiddiga khadka dhexe ee Sergio Busquets oo muddo dheer ku soo jiray si ay boos ugu baneeyaan xiddiga kooxda Ac Milan ee Franck ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 81aad

Read More »

13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada

Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan