Himilo — 9-ka bisha September waxay ku asteysan tahay Maalinta Caalamiga ah ee ka Ilaalinta Goobaha Wax-barashada in la weeraro. Maalin lagu dhisay qaraaro loo dhan yahay oo Kal-fadhiga Guud ee QM ayu wadajir u gaareen. Aqoonsashada muhiimadda ay leedahay ...
Read More »Yearly Archives: 2021
PJANIC: ‘Waxaan rabaa inaan ku laabto Juve’
Himilo – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Besiktas Miralem Pjanic ayaa sheegay inuu ‘sameyn lahaa wax walba’ si uu ugu laabto Juventus wuxuuna kula taliyay Paulo Dybala inuu cusbooneysiiyoheshiiska Marwada Duqda ah. 31-jirka qadka dhexe ayaa amaah ugu soo dhaqaaqay Besiktas ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 54aad
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 53aad
AC Milan oo si farsamaysan ku bixinaysa Franck Kessie
Himilo – AC Milan ayaa ka fiirsaneyso inay heshiis is dhaafsi ah la gasho Liverpool oo ku lug leh Thiago Alcantara iyo Franck Kessie. Heshiiska Kessie ee San Siro ayaa lagu wadaa inuu dhaco dhamaadka ololaha hadda, ciyaaryahanka khadka dhexe ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Aqriska-Qoraalka
Himilo — Maalinta Caalamiga ah ee Aqris-Qoraalka waxaa loo dabaal-degaa September 8 sannad kasta si sare loogu dhigo wacyiga iyo baraarugga dhibaatada jahliga oo wali si weyn uga dhex jira bulshooyinka iyo dunida si guud. Maalintani waxay fursad dib u ...
Read More »Joan Laporta: “Neymar wuxuu doonayay inuu Barcelona ku soo laabto xagaagan”
Himilo – Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa sheegay in Neymar uu aad u jeclaa inuu ku soo laabto kooxda xagaagan, ka hor inta uusan Lionel Messi kula biirin Paris Saint-Germain. Ka dib afar sannadood oo guulo waaweyn ah oo uu ...
Read More »
Radio Himilo
