Himilo – Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu shaki ku jiro inuu ciyaari karo kulanka Manchester United ee Premier League ay la ciyaarayaan Newcastle United galabta sabtida. Markii uu dhammaystiray soo laabashadiisii cajiibka ahayd ee Old Trafford dabayaaqadii bishii ...
Read More »Yearly Archives: 2021
London: Shirkadaha oo qado lacag la’aan ah ku soo jiidanaya shaqaalahooda
Himilo – Taniyo markii safmareenka Karoona uu dunida aafeeyay waxaa fasax dani keentay ah galay shaqaalaha taas oo naafeysay wax soo saarkii aadanaha ee maalinlaha ahaa. Weli cudurka COVID-19 waa halis taagan balse shirkadaha ganacsiga ee ka hawl gala magaalada ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 51aad
Nesta : “Milan waa tartamayaasha Scudetto”
Himilo – Daaficii hore ee Milan Alessandro Nesta ayaa aaminsan in Rossoneri ay diyaar u tahay inay u dagaalanto Scudetto. ‘Waxay ku socdaan waddada saxda ah’. 45 jirkaan ayaa 10 sano ku qaatay Milan isagoo ciyaaryahan ah-isagoo ka soo guuray ...
Read More »Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag
La kulan: Nin liqay taleefan Nokia ah
Himilo – Nin 33 jir oo ka soo jeeda Kosovo ayaa la soo weriyay inuu liqay taleefan Nokia ah inkasta oo aan la sheegin waxa ku xanbaaray falkan. Qalliin naf badbaadin ah oo lagu sameeyay kadib waxaa lagu guuleystay in ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 50aad
Arsenal oo heshiis horudhac ah la galeysa Antonio Conte
Himilo – Arsenal ayaa la soo weriyay inay heshiis horudhac ah la gaartay tababare Antonio Conte oo lagu waddo inuu xilka kala wareego bisha soo socota Mikel Arteta. The Gunners ayaa xilli ciyaareedka horyaalka Ingiriiska ku bilowday dhibco iyo goolal ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 49aad
Nigeria: Magaalo ragga iyo haweenka jooga ay ku hadlaan luuqado kala duwan
Himilo – Tuulo ku taalla koonfurta dalka Nigeria waxaa la ogaaday in ragga iyo dumarka deggan ay ku hadlaan afaf kala duwan Dadka ku nool magaalada yar ee Ubang oo beeralay ah waxay arrintan kala af duwanaanta ah u arkaan ...
Read More »
Radio Himilo
