Home / 2022 (page 20)

Yearly Archives: 2022

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 225aad

Read More »

La kulan – Nin soddon sano jidadka Muqdisho u taagan inuu dadka baro akhriska

Himilo – Cabdirisaaq Isaaq Aadan wuxuu muddo soddon sano ah ku hawlan yahay inuu jidadka iyo xaafadaha magaalada  Muqdisho ku wareejiyo warqadaha wargeysyada soo baxa. Ninkan oo loo yaqaano Diimow wuxuu maalin ugu dhex lugeeyaa laamiyada isaga joornaalada dadka ugu ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 224aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 223aad

Read More »

Barcelona oo u sheegtay Frenkie de Jong inuu ka tago kooxda

Himilo – Barcelona ayaa la soo weriyay in ay u sheegtay Frenkie de Jong in uu u baahan yahay inuu isaga tago kooxda xagaagan xilli uu cadaadis kala kulmayo Manchester United. Mustaqbalka 25-sano jirkaan ayaa qabsaday hadal heynta suuqa kala ...

Read More »

Barakaca dadka Soomaaliyeed oo noqday dhibaato aan baxnaanno laheyn

Himilo – Soddonkii sano ee tagay dadka Soomaaliyeed ee gudaha ku sugan in badan oo ka mid ah waxay wakhtidooda ku qaadanayeen barakac ka dhaxalanayay duruufo kala duwan. Waxyaabaha sal dhigga u ahaa guurguurka qoysaska oo weli socda waxaa ka ...

Read More »

Kowsar Dhibmil: “Sannadkii waxaan akhriyaa 25 buug”

Himilo – Macnaha akhriska waxaa lagu soo koobaa in qofka uu akhrin karo qoraal daabacan isaga oo dareenkiisu soo jeedo, si uu u fahmo una dhuux macnaha muuqda iyo kan daahsoon ee ku jira buugga, waregyska, amaba Majaladda uu akhrinayo. ...

Read More »

Bukayo Saka oo helaya qandaraas wakhti dheer ah

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Bukayo Saka u soo bandhigtay heshiis qaali ah si uu mustaqbalkiisa ugu hibeeyo kooxda. 20-sano jirkaan ayaa qandaraaska uu haatan kula jiro kooxda ka dhisan Waqooyiga London wuxuu dhacayaa xagaaga 2024-ka, ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 222aad

Read More »

Qoysas barakac ah oo la siinayo guryo ay degaan

Himilo – Kun qoys oo kamid  ah qoysaska barakaca ku yimid xeryaha degmooyinka Kaxda iyo Deyniile saddexdii bilood ee la soo dhaafay ayaa hoy la’aan haysatay kaga baxay guryo loo dhisay. Qoysaskan ayaa lagu soo xulay baahida ay u qabeen ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan