Home / 2022 (page 40)

Yearly Archives: 2022

Real Madrid oo xiiseyneysa xiddiga Leicester City James Maddison

Himilo – Real Madrid ayaa xiiseyneysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Leicester City James Maddison oo u ah dookh muhiim ah, sida lagu sheegay warbixin. Kooxda reer Spain ayaa haatan xooga saaraysa sidii ay u heli lahayd ciyaartoy hal abuur ...

Read More »

Denmark: Dadka dhashay wixii ka dambeeyay 2010 oo aa laga gadi Karin Sigaar

Himilo – Dawladda Denmark ayaa ku hawlan qorshe ay ku mamnuucayso in nooc walba oo sigaar ah laga iibiyo qof kasta oo dhashay kadib 2010. Wasaaradda caafimaadka Denmark ayaa sheegtay in siyaasaddan cusub ee  ka dhanka ah sigaarka ay badbaado ...

Read More »

Romelu Lukaku ‘kuma faraxsana Chelsea’

Himilo – Weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku ayaa sheegay  inuusan ku faraxsanayn kooxda, waxaana lagu wadaa inuu ka tago Stamford Bridge xagaagan. 28-sano jirkaan ayaan ka soo dhalaalin qiimihii lagu soo gaday oo ahaa 97.5 milyan ginni, wuxuu dhaliyay keliya 12 ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 178aad

Read More »

Juventus iyo Inter Milan oo ku dagaalamaya saxiixa Conor Gallagher

Himilo – Kooxaha Juventus iyo Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u yihiin in ay ku dagaalamaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Conor Gallagher. 22 jirkaan oo amaah kula jooga Crystal Palace ayaa dhaliyay siddeed ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 177aad

Read More »

Hindiya oo u guurtay adeegga Internetka ee 5G

Himilo – Dowladda Hindiya; ayaa ka mid noqotay dalal tiro yar oo adeegsada Internet-ka xawaaraha badan ee 5G ama jiilka 5aad kaas oo laga hirgeliyay meelo badan oo ka mid ah waddanka Hindiya. Adeeggan 5G ayaa lagu billaabay Leyrarka Cadceedda ...

Read More »

Hannaanka Xukuumad Danabeedka iyo sida looga hirgelin karo dalkeenna

Himilo – Dunida maanta howl kasta waxaa udub dhexaad u ah adeegsiga teknoolajiyadda, taas oo fududeysay shaqo badan oo la qaban jiray. Adeggan wuxuu yahay in howlaha dawladdu ay bixiso loo adeegsado teknoolajiyadda, si adeegyada loogu fududeeyo dadweynaha, loona kordhiyo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 176aad

Read More »

Maxamed Salaax ‘ma doonayo inuu qandaraaska u kordhiyo Liverpool’

Himilo – Weeraryahanka Liverpool Maxamed Saalax ayaa lagu soo waramayaa inuusan dooneynin inuu heshiis kordhin u sameeyo kooxda Reds. 29-sano jirkaan heshiiskiisa sii joogidda Anfield waxaa ka haray wax ka yar 18 bilood, iyadoo wadahadalada heshiis kordhin ah weli aysan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan