Home / 2022 (page 43)

Yearly Archives: 2022

Erling Braut Haaland oo doonaya inuu ku biiro Barcelona

Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Braut Haaland ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu ku biiro Barcelona marka uu furmo suuqa kala iibsiga. 21 jirkaan ayaa lagu wadaa inuu noqdo mid ka mid ah weeraryahanada loogu doonista badan yahay ...

Read More »

Shirkado Sacuudigaan ah oo soo galay tartanka Chelsea

Himilo – Midowga shirkado  Sacuudiyaan ah ayaa la sheegay inay noqdeen dadkii ugu dambeeyay ee loo diiwaan geliyay  iibsashada Chelsea. Roman Abramovich oo iibinaya kooxda ka dhisan Galbeedka London, ayaa la sheegay inuu helay ilaa 10 dalab oo lagu doonayo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 166aad

Read More »

Sucuudiga oo markii ugu horresay taariikhda xustay markii ay noqotay dowlad

Himilo – Boqortooyada dalka Sucuudi Carabiya ayaa sanadkan 2022 waxaa ay xustay sanadguuradii 295aad ee markii ugu horreysay ee ay dal noqoto. Sanadkii 1727dii ayuu Maxamed Bin Sucuud la wareegay maamulka Tuulada  Diriya oo hadda ku taalla Galbeedka Riyaadh xilligaasna ...

Read More »

La kulan – Ninka carruurtiisa hal fasal wax kula barta

Himilo – Laga yaabee inuu nin weyn yahay. Laakiin kani ma ahan maamule iskuul iyo macalin toona. Waa arday kamid ah ardayda dugsiga hoose iyo dhexe ee degmada.  Iskuulka uu dhigtana waa isla midkii ay carruurtiisu dhigan jireen. La kulan ...

Read More »

Pep Guardiola oo xaqiijiyay inuu qorsheynayo keenidda weeraryahan cusub

Himilo – Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in Citizens-ka ay isku dayi doonto inay lasoo saxiixato weeraryahan cusub. Kooxda heysata horyaalka Premier League ma aysan saxiixin bedelka Sergio Aguero dhamaadkii xilli ciyaareedka 2020-21, waxaana ay adeegsatay ciyaaryahano badan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 165aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 164aad

Read More »

La kulan – Nin baraf ku dhex jiray saddex saacadood

Himilo – Nin Polish ah ayaa sameeyay diiwaan cusub kadib markii uu muddo saddex saacadood iyo 28 daqiiqo ah uu ku dhex jiray baraf. Lix ayuu sheegay inuu ku jiray tababar ku aadan inuu barafka awoodi karo ku dhex jirkiisa ...

Read More »

Cristiano Ronaldo miyuu seegi doonaa kulanka Manchester derby?

Himilo – Laacibka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa u muuqda mid halis ugu jira inuu seego kulanka Manchester derby ee Manchester City. 37-sano jirkaan ayaa sii wada inuu qeyb muhiim ah ka noqdo kooxda Red Devils inkastoo uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan