Himilo – Tani waa qisada haweeneyda culeyskeedu gaaray 400 oo kg oo dad kuwii ugu dhawaa nolosheeda ay ku naceen. Ma socod badna mana ahan inaysan jecleyn; wayse jiif badan tahay; haddana mana ahan inay ku qasban tahay. Marwalba oo ...
Read More »Yearly Archives: 2022
Inter Milan oo xiiseyneysa saxiixa Gabriel Jesus
Himilo – Weeraryahanka Manchester City Gabriel Jesus ayaa lagu soo waramayaa in loo aqoonsaday bartilmaameedka suurtagalka ah ee kooxda Inter Milan. Xiddigan ayaa dhaliyay 88 gool 220 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan, waayihii Jesus ee Etihad Stadium waxa ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 154aad
Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 153aad
Manchester United oo albaabka bixitaanka u furaysa Cristiano Ronaldo
Himilo – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay u ogolaato Cristiano Ronaldo inuu ka tago kooxda xagaagan haddii uu go’aansado inuu ka dhaqaaqo Old Trafford. 37 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigayay Red Devils ...
Read More »Marxaladaha cudurada ayey ku xirantahay tilaabada dhaqtarka uu qaadayo
Himilo – Cudurrada ibna’aadamka lasoo dersa wey kala dubanyihiin waxaana loo qeybiyaa noocyo kala duwan oo marba lagu saleeyo arrimo xaddidan , annagoo ku saleyneyna dhanka waqti hore ku baraaruga bukaanada ee calaamadaha cudurrada iyo inta ay la egtahay tilaabooyinka ...
Read More »Paris Saint-Germain oo ku sii dhawaanaysa saxiixa Paul Pogba
Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa isku diyaarinaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba sida ay sheegayaan wararku. Ku guuleystaha Koobka Adduunka 12-kii bilood ee dhammaatay waxaa mustaqbalkiisa ku hareereysnaa xogo ah inuu baxayp, iyadoo ...
Read More »Haweeney dhibbane u aheyd buro 47 Kilogram ah oo la saaray
Himilo – Haweeney 56 jir ah ayaa loo sameeyay qalliin naf badbaadin ah kadib markii laga saaray buro culeyskeedu yahay 47 Kilogram. Waxaa loo diiwaan geliyay buradii ugu weyneyd India sida laga soo xigtay dhakhaatiirta qalliinka sameeyay. Haweeneydan oo aan ...
Read More »